Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Turkiga iyo Azerbaijan oo looga dabaaldegay Jabkii Armenia (Heshiis Armenia isku dhiibtay oo la saxiixay)

    Turkiga iyo Azerbaijan oo looga dabaaldegay Jabkii Armenia (Heshiis Armenia isku dhiibtay oo la saxiixay)

    November 10, 2020Updated:November 10, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta lagu dhawaaqay heshiis ay gaareen dalalka Armenia, Azerbaijan iyo Russia oo lagu dhammeynayo dagaalka lixda toddobaad ka dhex socday dalalkaasi, kadib markii ay jabtay Armenia oo inta badan laga qabsaday Golkii ay heysatay ee Nagorno-Karabakh.

    Heshiiskan oo Ruushku kasoo shaqeeyay ayaa lagu saxiixay magaalada Moscow, waxaana Ra’iisal wasaaraha Armenia Nikol Pashinyan uu ku tilmaamay heshiin xanuun badan oo ay Armenia ku qasbanaatay, kadib farriin uu soo dhigay bartiisa Facebook. Wuxuu intaasi ku dara inuusan heysan wado kale oo u furan oo aan ahayn heshiiska, markii qiimeyn lagu smeeyay xaaladda milateri ee dalkiisa iyo dagaalka.

    Heshiiska Dagaalka ayaa dhaqangalkiisu bilowday maanta, isagoo soo afjari doona dagaalkii bilowday 27-kii September oo ay ku dhinteen in ka badan 1000 qof. Heshiiska Waxaa ilaalinaya ciidamo ka socdo dalka Ruushka oo isla maanta lagu daadgureynayo halkaasi.

    Heshiiska waxaa xaqijiyey Madaxweynaha Azerbaijan iyo madaxda Ruushka. Wuxuuna yimid makii ay ciidamada Azerbaijan ay qabsadeen magaalada labaad ee ug weyn Gobolkaasi ee Shusha iyo tobabaan Tuulo oo ku dhow, ayna qarka u saarmeen caasimadda Karabakh.

    Madaxweynaha Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa Telefishanka dalkiisa kala hadlay shacabka dalkaasi, wuxuuna sheegay in heshiiska uu ka dhigan yahay inay is dhiibtay Armenia, lana soo afjaray 30-kii sano ee ay heysatay Gobolka Negorno-Karbakh, ayna heshiiskan ku ogolaadeen markii ay ku jabeen dagaalka.

    “Hore ayaan ugu sheegnay inaan sida Eeyaha uga eryi doonno dhulkeena, wayna dhacday” ayuu yiri Madaxweyne Azerbaijan oo Ra’iisal wasaaraha Armeni ku tilmaamay fuley awoodi waayey inuu heshiiska ku saxiixo warbaahinta horteeda.

    Heshiiska ay gaareen dalalka Armenia, Azerbaijan iyo Russia ay Azerbaijan kula soo noqon doonto saddex degaan oo Armenia heysato agagaarka Karabakh.

    Heshiiska ayaa looga dabaaldegay magaalooyinka dalalka Azerbaijan iyo Turkiga, halka Magaalada Yerevan ee caasimadda Armenia ay isugu soo baxeen dadweyne careysan oo ku baaqaya inuu is casilo ra’iisal wasaaraha Armenia Nikol Pashinyan.

    Armenia Azerbaijan Top Turkey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Dowladda oo lagu Qarxiyey duleedka magaalada Dhuusamareeb iyo Qasaare xoog leh..
    Next Article Trump oo laga cabsi qabo inuu Amro Weerarro lagu qaado dalal ay Iiraan ka mid tahay inta ka harsan xilkiisa

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo