Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Turkiga oo la tacaalaya Dab isku mar ka dhacay Keymaha magaalooyin badan iyo Erdogan digniin soo saaray

    Turkiga oo la tacaalaya Dab isku mar ka dhacay Keymaha magaalooyin badan iyo Erdogan digniin soo saaray

    July 31, 2021Updated:July 31, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaki weyn ka muujiyey Dab isku mar ka kacay Keymaha magaalooyin badan oo ku yaalla dalka Turkiga.

    Madaxweynaha Turkiga ayaa ku dhawaaqay in la xakamayeeyayinta badan dabka kaymaha ee maalmihii ugu dambeeyay ka bilowdaymeelo kala duwan oo ka mida dalkaasi, isagoo carrabka ku adkeeyay in la bilaabayo baaritaan xooggan oo lagu ogaanayo sababaha ay isku mar u qarxeeni.

    Erdogan ayaa sheegay in dowladiis ay la dagaallamayso dab ka socda 1,140 meelood, kadib markii dabku soo ifbaxay 28kii Luulyo isla markiibana ka bilowday 71 Goobood.

    Wuxuu sheegay inay gurmadka iyo la tacaalidda dabka ka qeyb qaadanayaan 45 diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah. “Waxaan xaaladda aagagga Dabka Turkiga ka kacay kula soconnaa diyaaradaheenna drones-ka” ayuu yiri.

    Madaxweyne Erdogan ayaa intaas ku daray in ilaa ​​1080 baabuur oo Dab-damis ah ay ka hawlgalaan aagagga ay Dabku saameeyay, ayna taageeraaan Booyado gaaraya 280 iyo Sidoo kale 2,270 oo kuwa gurmadka degdega ah.

    Shaqaalaha Dab-damiska ee howsha ku jira ayaa gaaraya 10,550 qof, waxaana inta badan gacanta lagu hayaa Dabka meelaha badan ka qarxay oo kadib Jimcihii shalay si xoog leh looga howlgalay.

    Madaxweyne Erdogan wuxuuu sheegay inay jiraan baaritaanno xoog leh oo ku aaddan Dababka keymaha ee isku mar ka bilowday meelo kala duwan oo Turkiga ah si loo ogado haddii si ulakac ah loo abuuray iyo in kale, waxaana baaritaanka ku jira Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo sirdoonka Turkiga.

    Madaxweynaha Turkiga ayaa tilmaamay in “Arrintu aysan ahayn wax iska yimid, dabku wuxuu ku dhowaad isku mar ka billowday in ka badan gobollada oo ku yaalla koonfurta Turkiga,” isagoo raaciyay, “Waa inaan si wadajir ah u istaagnaa maalintan, aan qaadannaa go’aan mideysan oo aan qaadnaa tallaabooyin mideysan. hal jiho oo wada jira. ”

    Dhiniciisa, Wasiirka Deegaanka iyo Qorshaynta Magaalooyinka Turkiga, Murat Kurum, ayaa ku dhawaaqay in mas’uuliyiintu ay fureen baaritaanno dhammaystiran oo ku saabsan sababaha dabka kaymaha.

    Mas’uuliyiinta Turkiga ayaa sheegay in inta badan Dabkii kaynta ee ku faafay Gobollada ku yaalla xeebaha dalka Turkiga ee Badda Mediterranean-ka la xakameeyay, waxaana ku dhintay 4 qof, iyadoo dad fara badan laga daadgureeyeen tobanaan tuulooyin oo ay deganaayeen.

    Dab Erdogan Rajeb Tayyib Erdogan Turkey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBeesha Caalamka oo Dalab Culus oo ku saabsan Doorashada u dirtay Maamul Goboleedyada (Akhriso)
    Next Article XOG: Doorashada Aqalka Sare oo ka bilaaban doonta K/Galbeed iyo faragelinta Farmaajo & Lafta-gareen

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo