Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Turkiga oo noqotay dowladii ugu horeysay ee Malaayiin Doolar siisa Dowladda Farmaajo [Akhri Warbixinta]

    Turkiga oo noqotay dowladii ugu horeysay ee Malaayiin Doolar siisa Dowladda Farmaajo [Akhri Warbixinta]

    March 8, 20171 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Turkiga ayaa noqotay dowladii ugu horeysay ee taageero dhaqaale siisa dowladda cusub ee Soomaaliya.

    Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa shaacisay in lacag malaayiin Doolar ah ay dowladda Turkiga siisay Soomaaliya, lacagtaas  oo ah kabka Miisaaniyadda dowladda.

    Lacagta dowladda Turkiga siiday dowladda  Soomaaliya ayaa waxaa ay gaareysaa $6 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah, waxayna qeyb ka tahay taageerada Turkiga siiyo Soomaaliya. Safaaradda ayaa sheegtay in lacagta lagu taageerayo dowladda cusub si ay u bixiso mushaarka, waxayna intaas ku dartay in taageerada dadka iyo kalsoonida ay dowladu hore ugu socon karto.

    Warkan oo lagu shaaciyay bogga ay safaaradda Safaaradda Turkiga ee Muqdisho  ku leedahay twitter-ka ayaa noqonaya mid dhiirigelin weyn siin doona xukuumadda cusub ee aan weli lagu dhawaaqin.

    Soomaaliya ayaa ku jirta xaalad kala guur ah, mana jirto Miisaaniyad buuxda oo hadda lagu shaqeeyo iyadoo la wada sugayo xukuumadda cusub ee lagu dhawaaqi doono.

    Turkiga ayaa si joogto ah lacago malaayiin doolar ah ugu kaba miisaaniyadda dowladda Federaalka, iyadoo Sacuudiga oo dhowaan uu socdaal ku tegay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo aan weli laga helin balanqaadkoodii taageerada.

    Wadani.com

    Deeq Malaayiin Dolar Top Turkey Turkiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWararkii ugu danbeeyay ee magacaabista Golaha Wasiirada cusub & xaalad ku soo korortay
    Next Article XOG: Ra’iisal wasaaraha oo laba Qodob oo adag hordhigay xildhibaanada Beelaha Soomaalida [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo