Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka hadlay magaalada Beledweyne ayaa ka dardaar weriyay xaaladda magaaladaasi, wuxuuna sheegay in dadka Beledweyne ay u dhaxeyso Xabbad iyo Biyo.
“Cid noo timid waxaa ka jirta dowladda Itoobiya oo wafdi noo soo dirtay, aaway dowladii Soomaaliya…??” ayuu yiri Ugaaska oo sheegay in reer Hiiraan ay isku tashadaan.
DHINACA SARE KA DAAWO UGAASKA
Wadani.com