Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Ugaas Xasan oo Dalab culus hordhigay Wafdiga Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya

    Ugaas Xasan oo Dalab culus hordhigay Wafdiga Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya

    October 2, 20161 Min Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wadahadal magaalada Beledweyne ku dhex maray wafdi uu hogaaminayay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo odayaasha Hiiraan qaarkood ayaan wax horumar ah laga gaarin.

    Wararka laga helayo Odayaasha uu hogaamiyo Ugaaska Beesha Xaawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa sheegaya inay odayaasha ay dalab adag hor dhigeen wafdiga Ra’iisal wasaare ku xigeenka oo ah in wahadal ku saabsan maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay diyaar u yihiin marka la joojiyo lana soo xiro shirka hadda ka socda magaalada Jowhar.

    carte-ugaas-xasan1Afhayeenka xukuumadda oo saxaafadda kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in odayaasha ay aqbaleen wadahal laga yeesho arrimaha maamul u sameynta Gobolka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

    Ujeedka Maxamed Cumar Carte loogu diray magaalada Beledweyne ayaa la sheegay inuu salka ku hayo arrimaha doorashada iyo halka lagu soo xulayo xildhibaanada ka imaanaya gobolka Hiiraan.

    Odayaasha la kulmay Ra’iisal wasaare ku xigeenka ayaa sheegay inay isku afgarteen in la laalo shirka Jowhar, taasoo ka dhigan in wax horumar ah aan laga gaarin wadahadalkiii labada dhinac.

    Wadani.com

    BELEDWEYNE Hiiraan Maxamed Cumar Carte
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFormer MP Mohamed Afey to address refugee issues in new post
    Next Article Maxaad kala socotaa ujeedada Ra’iisal wasaare ku xigeenka u joogo magaalada Beledweyne?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo