Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Jubaland»Ugaaska Cawlyahan oo u digay Axmed Madoobe: “Axmedow Dadka awood kuma qabsan kartid…”

    Ugaaska Cawlyahan oo u digay Axmed Madoobe: “Axmedow Dadka awood kuma qabsan kartid…”

    August 6, 2019Updated:August 6, 20192 Mins Read Jubaland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ugaaska Beesha Cawlyahan Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane ayaa si weyn uga hor yimid qorshaha Axmed Madoobe ku doonayo in dib loogu doorto ee qaabka ay u socoto Doorashada maamulkaasi.

    Isagoo ka hadlay shir au waxgaradka beeshaasi Kismaayo ku yeesheen ayuu ku caddeeyay in Axmed Madoobe aanu xoog ku qabsan karin Jubbaland, isla markaana uu joojiyo inuu qofkii uu doonayo isagu soo xusho, wuxuuna sheegay inuu Ugaaskiisa yahay, dadka uu isaga ugu xigo, balse uu runta u sheegayo.

    “Jubbaland Soomaali waa u wada dhimatay, nin aan wiilkiisa ku maqneyn ma jirto.. Waa dad wax isku darsaday oo gobollo iyo degmooyin kala dega.. Wixii aan isku darsanay cid gaara ma sheegan karto.. Ninka oranaya Jubbaland aniga ayey igu kooban tahay waa khaldan tahay.. Axmed Maxamed Islaam dad anigaa ugu xigta,, ugaaskiisii ayaan ahay… Axmadow cidla ayaad jibaaxeysaa, madaxweyne waxaad ku noqon kartaa reer Jubbaland oo ku doorta..” ayuu yiri Ugaaska oo kulanka uu ka hadlayey uu garab fadhiyey musharaxa C/naasir Seeraar.

    “Awood nin wax ku qabsan kara ma jirto… Axmedow mas’uuliyad iyo madaxweyne waxaad ku noqon kartaa reer Jubbaland oo ku doorta.. dadka tafaraaruqa iyo kala qeybinta ka daa.., Dadkan dad xabbad lagu leyn karo maaha.. bal inta ay tiro la eg yihiin fiirii,.. dadka ku nool Jubbaland argagixisada ha laga daayo .. dhoolatuska halaga daayo..” ayuu si kulul u yiri Ugaaska oo si weyn ula taliyey Axmed Madoobe.

    Arrintan ayaa ku soo beegantay iyadoo Guddiga Doorashada Jubbaland la sheegay in maanta loo gudbinayo Liiska xildhibaannada jubbaland.

    Image may contain: 1 person, sitting and text
    Image may contain: 8 people, crowd

    Axmed Madoobe Doorashada Jubbaland Kismaayo Top Ugaas Qorane
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiye ku-xigeenada G/Banaadir oo iska fogeeyay tuhunka Qaraxii 24-ka July [Akhriso]
    Next Article Maxkamadda G/Banadir oo xukun Ganaax ah ku riday Eedeysane u dhashay Ingiriiska

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo