Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Ugaaska Mudulood ma cadow ayuu u adeegaa?!!

    Ugaaska Mudulood ma cadow ayuu u adeegaa?!!

    August 28, 20153 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxamuud Cali Ugaas xilka uu sheeganayo xagee kala yimid ? yuu ka dhaxlay ? goormuu qaatay xil-beeneedka uu sito, dhamaan waxaan qormadaan ku kaga faalooneeynaa arimaha beenabuurka ah iyo sida Muddulood ugu dulqaatay Xaaraanta dhaqameedka muddo soo socotay balse

    waxii la qariyaaba qaawisaa timid.

    Waxaan filayaa in Ugaas Cabddulle uu dhintay horaantii 90- meedayadii iyga oo la ogyahay in Cali Ugaas Caddulle uu xilka la wareegay xiligaa iyada oo aanan lagu caano shubin qowmiyada mudduloodna xiligaa waxeey ku jirtay colaad waxeeyna difaac ugu jirtay badbaadinta dalka iyo dadka, Cali Ugaas Cabdulle waxaa laga fogeeyay dadkiisa iyo dalkiiisa waxuuna xiligaan Qoxooti ku yahay dalka Jarmalka,waxaa uu dalka Talyaaniga yimid horaabtii 2004 markii C/aahi Yusuf iyo huwantii Ethiopa aay dalka soo galeen halkaas oo uu C/aahi Yusuf u magacaabay xilka safaarada Talyaaniga ee Somalia iyada oo uu ujeedka ahaa ka fogeeyta reerka uu ka dhashay, Cali Ugaas oo aan kula kulmay dalka Sweden magaalada Stockholm waxaan weeydiiyay sabbabta aay reer Ugaas u keeni la yihiin Ugaas xalaal ah waxuu iigu jawaabay Ugaaska Muddulood waa Maxud Cali Ugaas welina in aanan caano lagu shubin ayuu cadeeyay asga oo si kaftan u dhahay aniga Ugaas ma ihi, weli Social Contract Muddulod kama haysto Maxud Cali Ugaas marka yuu matalaa, waxaa iyana xaaraan ah xildhibaanada federaalka ee uu soo xulay, Mudduloodna waa arkaa tayadooda iyo sida lagu soo xulay ( Nin aanan lacag bixin ma jirooo xildhibaan ah ) Maxud Cali Ugaas waakaa haka dhaarto in uu lacag qaatay ?? waxaan dhawaan keeneeynaa inta uu qaatay iyo cida uu ka qaatay oo xaqiiq ah. Xaaraan xaaraan ayeey dhashay oo waa taa Maxud Cali Ugaas xilka xaaraanta uu sheeganayo iyo kuwa uu Muddulood u soo xulay waa kuwa mooshinka wado.

    Madaxweeyne Sheekh Shariif asaga oo uu ogyahay in Maxud Cali Ugaas iyo ninka Imaamka sheegta in aanan caano lagu shuban haysan Social Contract shacuubta Muddulood ayuu hadana awood u yeelan waayay in uu Muddulood u unko ama u sammeeyo hogaan dhaqan oo xalaal ah weli waa la sugayaa sida oo kale Madaxweeyne Xassan Sheekh Maxud asna kuma talo jiro in uu runta u sheego kuwa dhagarta iyo xilka beena sheegta in uu saxo Alow sahal umuuraha.

    Muddulood kama baxaayo dhibta inta hogaanka dhaqanka qaldan yahay beenabuur yahay,maxaa diiday in jufa walba aay cadeeyso aragtida aay ka qabto kuwa hogaanka sheeta iyada oo la ogyahay in aay yihiin hogaan xaaraan ah ??

    Sida oo kale ninka sheegta Imaamka xagee looga caano shubay ,waxaan jeclahay in hayadaha aminiga qaranka in aay talaabo ka qaadaan kuwa aanan sharciga aheeyn oo hadana ka hadlaaya dowlada iyo madaxweeyne, Muddulood waa in uu u istaagaa diidane kan Ugaaska sheegta iyo kan Imaamka sheegta oo lagu masruufo hoteelada Muqdisho, waxaa xaqiiq ah in Boqor ku sheega Qardho fadhiyaa iyo C/weli Gaas aay biilaan ninka Ugaaska sheegta iyo Imaamka, Muddulood waxaa laga burburiyay hogaan dhaqameedkii xalaasha ahaa ee berigii horex, maanta waxaa la abuuray hogaan xaraan ah, sow ma qumana in jufa walbaa in aay duubato cida aay isleedahay waad ku badbaadi-kartaa waana ku matali karaa, Ugaaska ma matalo Daauud ee naftiisa ayuu matalaa sida oo kale Imaamka naftiisa ayuu matalaa, Jufa walbaa waa in aay duubataa Boqor, Suldaan lagana gudbaa kuwa xaaraanta ah.

     dr.hiraabe1

    Dr:Ali.A.Hirabe                     

    Hir,[email protected]

    [ad name=”HTML-1″]

    Maxmaud Cali Ugaas Ugaaska Mudulood ma cadow buu u adeegaa?!!
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Golaha wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqay
    Next Article Liiska Magacyada Golaha wasiirada cusub ee Galmudug (Akhriso oo Dhageyso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo