Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Uganda oo Diyaarado dagaal u soo direysa ciidamadeeda AMISOM ee jooga Soomaaliya

    Uganda oo Diyaarado dagaal u soo direysa ciidamadeeda AMISOM ee jooga Soomaaliya

    July 17, 2015Updated:July 17, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Uganda ayaa diyaarado dagaal geynaya dalka Soomaaliya si ay ugu xoojiyaan howlgalka AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya iyadoo diyaaradaha dagaal lagu xoojin doono ciidamada dhulka ee la dagaalamaya kooxda Alshabaab sida uu sheegay Afahyeenka ciidamada cirka Uganda Kiconco Tabaro.

    U.S. Navy Conduct Field Carrier Landing Practice In Iwo Jima

    Wareysi uu afhayeenka siiyay Xinhua ayuu sheegay in diyaarado dagaal oo ciidamada Uganda leeyihiin badankoodana noqon doona helikobtaro loo diri doono Soomaaliya ayna ciidmada AMISOM ka caawin doonaan sidii ay degaano hor leh uga qabsan lahaayeen Alshabaab.

    Arrintan ayuu sheegay in loogu baahday kadib markii ciidamada dhulka Soomaaliya ku sugan ay kala fogaadeen isu socodkooduna adkaaday, waxaana diyaaradaha loo adeegsan doonaa dhinacyada dagaalka, caafimaadka iyo daadgureynta ciidamada.

    Midowga Afrika ayaa wadahadal kula jiray Uganda si ay Soomaaliya u geyso diyaarado dagaal, waxaana afhayeenka ciidamada cirka Uganda uu sheegay in heshiis laga gaaray arrintan oo dhowaan diyaaradahaasi la geyn doono dalka Soomaaliya.
    Afhayeenka ciidamada Uganda Col. Paddy Ankunda ayaa isna sheegay in diyaaradaga dagaal loogu baahday si ay u caawiyaan ciidamada howlgaladda wada ee dagaalka kula jira Alshabaab oo uu sheegay inay sii kordhisay weerarada ay ku qaadeyso ciidamada AMISOM.
    “Waxaan gaarnay meel aan kasoo noqosho lahayn. waxaana na heysatay taageero la’aan dhinaca cirka ah si Alshabaab loola dagaalamo” ayuu yiri Mr. Paddy Akunda oo cadeeyay in tallaabadan ay xoojin doonto awoodda ciidamada AMISOM iyo nabadeynta Soomaaliya.
    Qorshaha diyaaradaha dagaal ee Uganda lagu keenayo Soomaaliya ayaa yimid kadib markii uu madaxa guddiga nabada iyo ammaanka midowga afrika Kampala uga qeybgalay shir  madaxa ammaanka iyo sirdoonka dalalka Bariga Afrika ku yeesheen halkaasi, isagoo ku dhawaaqay in Midowga Afrika kala hadlayo Uganda sidii diyaarado Helikobtaro ah ugu diri lahayd Soomaaliya.
    Waxaa la xusuustaa in Uganda isku dayday sanadkii 2012 inay diyaaro dagaal oo nooca Helikobtarada ah u soo dirto Soomaaliya, balse saddex diyaarood oo noocaas ah ayaa ku burburay dalka Kenya iyagoo ku soo jeeday Soomaaliya, waxaana ku dhintay 7 ruux oo ahaa duuliyeyaashii diyaaradahaasi.
    Wadani.com
    [ad name=”HTML-1″]

     

    AMISOM Diyaarado dagaal Uganda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCumar C/rashiid: “Qardho xusuus gaara ayay ii leedahay, waa meeshii aabahay…..”
    Next Article Ciidamada dowladda oo sheegtay inay 32 maleeshiyo Alshabab uga dileen Sh/hoose

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo