Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Ujeedada fog iyo Danta ay Ethiopia ka leedahay inay Safiiro Somali ah usoo dirto Somaliya (Qormo Culus)

    Ujeedada fog iyo Danta ay Ethiopia ka leedahay inay Safiiro Somali ah usoo dirto Somaliya (Qormo Culus)

    June 21, 2021Updated:June 21, 20212 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sida uu qabo Dastuurkii Somalida ee 1962 Qodobada la xiriiro Jinsiyadda Somalida iyo Sharci Number 28 soona baxay 22 Dec. 1962dii Qodobka1aad & 2aad. si kooban, waxa uu qabaa in Muwaadin kasta oo Somaliya oo degan Qeyb ka mid ah 5tii Somali ee gumeysigu noo qeybiyay.

    Jamhuuriyada Somalidu waxey u aqoonsan tahay Muwaadin Somaliyeed. Xattaa Sharciga Canada ee Waaxda Socdaalka iyaga oo tixgalinayo Dastuurkii 1962, waxa uu qorayaa in Somliga u dhashay Somali ee ka yimid Dalka Ethiopia iyo kan Somaliya ka yimid, Kuligood loo aqoonsado in ey yihiin Somali Asal ah.

    Ethiopia 20kii Sanno ee u dambeeysay waxa ey Safiir u soo magacaabeysay Muwaadiniin Somali ah si ey Danjirayaal uga noqdaan Somaliya. Danta laga leeyahay waa in la muujiyo in Somalida Dowlad Deeganka Somalia ee Gacanta Ethiopia weli ku jiro ey yihiin Dad Ethiopian ah, kuna matali karo Somaliya gudaheed, Hore arrintaan looma ogoleeyn, waxaa ey Dowladu xaq u leedahay in ey tiraa: Maya soo bedela.

    Qof Somalinimo aan u aqoonsanahay isla Dalkiisii Somaliya Safiir ugama noqon karo Dal kale. (wadamada qaar Safiir Sharafeed ayeey ku heshiin karaan in uu ku matalo isla wadankii u dhashay, Laakin tan Dastuurkeena ayaa Diidayo) Danta Ethiopia waa in Mustaqbalka Fog ey ku doodi karaan, Adinkaabaa Somalida ku nool Ethiopia u aqoonsaday in eynan Somali eheyn, uuna Ethiopian yahay. waxaad na jabiseen Dastiurkiinii 1962 ee sheegashada deegaankaa, Markaad ogolaateen in Somaligani uu Ethiopia metelo, uuna yahay Ethiopian.

    Ma Diidani in Ethiopia ey Qof Somali ah Safiir ka dhigato, Laakin iney Somaliya u soo dirto (Timir lafbaa ku jirto ). Ka fikir:

    1. Ujeedada wakhtiga fog iyo Danta ey Ethiopia ka leedahay Safiiradaan.
    2. in aad jabisay Qodob Dastuuri ah Adiga oo aan weli Bedelin Dastuurkii 1962dii.welina Dastuurkaasi waa marjac, wixii laga waayo Sharciyada noo degan in isaga dib loogu noqdo, welina lama bedelin Qodobkaa.
    3. Waxaad Shaki galisay Mustaqbalka Somalida ku nool Ethiopia, Haddii ey rabaan in ey Somaliya ku biiraan ama ey iskood gooni ugu istaagaan, hadba sidii ey Dantooda u arkaan. waxaadna cadeeysay in ey yihiin Ethiopian Asal ah.

    Yaan laguugu gaadin Qoraal Diblomaasiyadeed ee iska hubi, Warqadaha Aqoonsiga ee Safiirada aad ka gudoomeysid iyo Qofka aad ka gudoomeeysid oo Sharciguna kuu ogolyahay: Haa ama Maya in aad tiraa.

    Qore: Prof. Yahya Amir

    Itoobiya Qormo Safiirada Yahye Amir
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXeer ilaalinta Ciidamada Qalabka sida oo shaacisay Dadkii ka danbeeyay dilka Sheekh Caan ka ahaa Gaalkacyo
    Next Article Koox hubeysan oo magaalada Beledweyne ku dishay Guddoomiyihii Dhalinyarada Gobolka iyo…

    Related Posts

    Maxaa Addis Ababa ku qabsaday Xasan Sheekh? (3-da Aragti ee Mucaaradka Madaxweynaha)

    February 18, 2024

    Maxaa lagu diidan yahay Hab-raaca lagu muransan yahay ee Dastuurka..?

    January 24, 2024

    Hadal jeedinta Madaxweynaha iyo Waxyaabihii la tabey ee ka Maqnaaa (Qormo).

    January 3, 2024

    Yusuf Garaad oo ka hadlay Dhibaato culus oo ka jirta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

    November 29, 2023

    5 Arrin oo lagu diidan yahay Qorshaha Dastuurka ee Xasan Sheekh iyo waxa ka dhalan kara

    November 27, 2023

    C/raxman C/shakuur oo Qoraal talo- culus xambaarsan u diray Siciid Deni

    November 7, 2023

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo