Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA oo qabtey Kulan la tashi ah oo ku saabsan Sharciga Saxaafadda.

    Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA oo qabtey Kulan la tashi ah oo ku saabsan Sharciga Saxaafadda.

    May 17, 20173 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa Hotel Afrik Magaalada Muqdisho lagu qabtey maanta oo ay Taariikhdu tahay 17-5-2017 Kulan la tashi ah oo ku saabsan Sharciga Saxaafadda.

    Kulanaka waxaa soo qaban qaabiyey Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed (Somali Media Association SOMA) oo ah Urur ay ku Mideysan Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta, waxaana ka qayb galey Xubno ka socdey Ururka NUSOJ, SIMHA, SWJ MINA, Xarumaha Warbaahinta Xarumaheeda iyo Rug caddaayal Saxafadeed.

    Kulankaan la tashiga waxaa Furey Xoghayaha SOMA Ismaaciil Shiikh Khaliifa waxaana uu ku dheeraadey Heerarkii uu soo marey Sharciga Saxaafada , sidoo kale waxaa uu Tilmaamey qaar ka mid Qodobada ku jira Sharciga Saxaafada oo uu sheegey in ay Cabasho weyn ay ka keeneen qaybaha kala duwwan ee Warbaahinta

    “Warbaahinta Soomaaliyeed si weyn bay uga doodeen Sharcigaas Sanooyinkii la soo dhaafey wax badana waa ay ka badeleen “ayuu yiri Xoghayaha SOMA Ismaaciil Shiikh Khaliifa oo dulmar ku sameeyey Sharciiga Saxaafada oo Sannadkii 2016 uu Saxiixey Madaxweyniihii Hore ee Soomaaliyeed Xasan Shiikh Maxaamuud isagoo sheegey in weli ay Jiraan Qodobo weli ay Cabasho ka jirto

    Xubnhii kulankaas la tashiga ah ka Hadley waxaa ka mid ahaa Shariif Macalin oo si weyn uga Hadley Marxaladihii uu soo marey Xeerka Saxaafada isagoo Hoosta ka Xariiqey in Warbaahin ay il gaar ah isaga eegaan qaar ka mid ah Qodobada Sharciga Saxaafada gaar ahaan kuwa ka hadlaya Amniga iyo kuwa Ganaaxa ah

    Farxiyo Maxamed Khayre oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka Suxufiiyiinta Mahadcelin ka dib waxay sheegtey in aad u soo dhaweynayaan in mar kale laga doodo Sharciga Saxaafada iyadoo Farta ku fiiqdey in ay weli jiraan Qodobo is Dulsaaran oo loo Baahan yahay in si cad loo qeexo si loo helo qodobo Waraabinta ku Kalsoon tahay

    “Waxaa soo jeedinayaa in Qodobada Sharciga Saxaafada ku jira in si Cad loo bayaaniyo si meeshaa loogga saaro shakiga ay qabaan Warbaahinta” sidaa waxaa yiri Faarax Cabdi Warsame oo ka socdey Wakaalada Wararka AP waxaa uu soo dhaweeyey in mar kale Dib loo eego Sharciga Saxaafada.

    Maxamed ibraahim Macalimuu oo ah Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Qaran ee NUSOJ oo ka hadley Kulankaas ayaa u Mahadceliyey intii soo qaban qaabisey Kulanka isagoo u jeediyey ka qayb galayaasha in ay diirada saaraan Qodobada Muhiimka ah ee Khuseeya Saxaafada Xorta ee Khilaafka taagan yahay

    Dhawaan ayey ahayd markii Wasiirka Warfaafinta uu ku dhawaaqeen in mar kale Dib loo eego Sharciga Saxaafada maadaama ay Cabasho weyn ay ka keeneen qaybaha kala duwan ee ee Warbaahinta taasoo ay si weyn u soo dhaweeyeen Bahda Saxaafada.

    Wadani.com

    sharciga saxaafadda SOMA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaare Kheyre oo kormeerkii labaad ku tegay Dekadda kadib isbedel ka dhacay [Sawirro]
    Next Article Maxaa kasoo baxay kulankii uu Beelaha Hawiye u abaabulay Sanator Muuse Suudi..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo