Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Ururrada Saxafiyiinta oo Wasiir Al-cadaalla ku eedeeyay inuu ka danbeeyo Xariga Cabdalla Muumin

    Ururrada Saxafiyiinta oo Wasiir Al-cadaalla ku eedeeyay inuu ka danbeeyo Xariga Cabdalla Muumin

    October 21, 2022Updated:October 22, 20222 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ururrada Saxafiyiinta ee SJS iyo SOMA Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Federaalka ku eedeeyay inuu ka danbeeyo xariga iyo dhibaatadda Xoghayaha ururka SJS Cabdalla Axmed Muumin.

    Qoraal caawa kasoo baxay ururradan ayey ku cambaareeyay xarigga lagu sii hayo Cabdalle Axmed Muumin oo ah Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo weli ku xiran xarunta CID-da, waxayna ku baaqeen in si shuruud la’aan ah lagu sii daayo.

    “Ururrada SJS, SOMA iyo SMSJ waxay cambaareeynayaan ujeeddooyinka gurracan ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ay ku doonayso inay ku xakameyso Xorriyadda Saxaafadda iyadoo loo adeegsanayo caga-jugleyn, hanjabaad iyo xarig aan loo meel dayin, gaar ahaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ah hormuudka caburinta Saxaafadda, isla markaana ka dambeeyay dhibaataynta Cabdalle Axmed Muumin” ayaa lagu yiri qoraalka.

    Guddoomiyaha ururka SJS Maxamed Ibraahim ayaa yiri: “Waxaan la soconaa in Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Villa Somalia ay ka dambeeyaan dhibaatadii Cabdalle lagula kacay, iyaga kaliya ayaa mas’uuliyadeeda qaadi doona. Waxaan ugu baaqaynaa saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah inay cunaqabatayn ku soo rogaan isaga iyo shakhsiyaadka kale ee ku xad-gudba xuquuqda suxufiyiinta iyo xorriyadda warbaahinta dalka”

    Xoghayaha Guud ee Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed (SOMA) isna baaqiisa ku yiri: “Maxamed Cismaan Makaraan: “Waxaan aad uga naxsannahay tabahan cusub ee ay wado Wasaaradda Warfaafinta oo ay ka soo saartay siyaasad ujeeddadeedu tahay handadaada iyo caga-juglaynta warbaahinta madaxa-banaan iyo suxufiyiinta, waxaana ugu baaqaynaa in dowladdu ay ixtiraamto xorriyatul-qawlka ee uu qeexayo dastuurka federaalka, waana in la siiyo ilaalinta ku habboon”.

    Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al-cadaalla ayaa mar kiiskan wax laga weydiiyey ka gaabsaday , isagoo sheegay in kiis Maxkamadda horyaalla aanu ka hadli karin, balse waa mas’uulkii soo saaray Amarka loo heysto inuu jabiyey Weriye Cabdalla Muumin.

    Xarunta CID-da ayaa labo jeer maxkamad hor geysay waxayna kusoo oogeen eedo ku saabsan: Qodobka 219-aad, Qodobka 321-aad iyo qodobka 505aad ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed.

    Maxbuus Cabdalla Muumim waxay Maxkamadu dammaanad kusii deysay 16-kii Oktoobar, 2022, balse mar kale 18-kii October, 2022, ayaa Cabdalle mar kale laga qabtay Garoonka diyaaradaha xilli uu arrimo caafimaad u socday Nairobi.

    Abdalla Muumin SJS Somalia Top Wasiir Al-cadaalla
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomalia President approves Seven production-sharing deal with Coastline Exploration
    Next Article Toogasho 5 Sano kadib lagu fuliyay Askarigii Dilay Wasiir ka tirsanaa Dowladii Farmaajo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo