Muuqaal loo maleynayo inuu yahay diyaaradii shalay la waayay ee ay lahayd Shirkadda Diyaaradaha dalka Masar ayaa la shaaciyay iyadoo Video-ga la duubay isla waqtigii ay diyaaradaasi dhacday.
Video-ga ayaa la sheegay inuu duubay Badmaaxe saaran Markab marayay Badda Dhexe, waxaana ka muuqda holac samada kasoo dhacaya.
Diyaaradda ayaa burburkeeda laga helay Badda Dhexe iyadoo loo maleynayo in fal argagixiso oo gudaheeda kadhacay ay u burburtay.
DHINACA SARE KA DAAWO
Wadani.com