Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Vladimir Putin oo markii afraad loo dhaarinayo Madaxweynaha dalka Ruushka

    Vladimir Putin oo markii afraad loo dhaarinayo Madaxweynaha dalka Ruushka

    May 7, 20181 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Vladimir Putin ayaa markii afraad maanta loo dhaarinayaa madaxweynaha dalka Ruushka, ka dib markii uu ku guuleystay Doorashadii u dambaysay ee dhacday bishii Maarso.

    Putin ayaa awoodda dalkaasi soo hayay 18 sano isagoo marna madaxweyne ahaa marna Ra’iisul wasaare, waxaana lagu tilmaamaa in Ruushka si adag u xukuma oo ku soo celiyay heybadii iyo awoodii uu kula tartami jiray Mareykaka.

    Waxaa la filayaa in Putin uu la kulmo dad mutadawiciin ah oo ka qaybqaatay ol’olihiisa doorashada. In kabadan 1,000 ruux ayaa lagu xiray 19 magaalo oo Ruushka ku yaalla Sabtidii, ku dhawaad kala bar dadkaas ka mid ahna waxaa laga qaqabtay magaalada Moscow.

    Putin ayaa ku guulaystay 76% codadkii la dhiibtay, waanana guushii ugu waynayd ee uu doorasho ka gaaro, laakiin korjoogtadii caalamiga ahayd ayaa sheegtay in ay dhacday wax isdaba marin badan. Doorashooyinkii hore ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay wax isdabomarin badan dhacday.

    Ninka ugu caansan mucaaradka dalkaas Alexei Navalny ayaa laga horistaagay in uu Putin la tartamo waxaana lagu eedeeyay wax isdabomarin, balse wuu diiday eedaymahaas wuxuuna sheegay in la siyaasadaynayo.

    Navalny ayaa wakhti kooban la xiray Sabtidii ka dib markii uu isku dayay in uu ka qaybqaato dibadbax ka dhacayay Moscow.

    Putin Russia Vladimir Putin
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxmaan C/shakuur: Haddii la dhowrayo 2 Qodob oo ka mida Dastuurka, Farmaajo maanta Madaxweyne ma ahaadeen..”
    Next Article Taliyaha ciidamada Uganda ee AMISOM oo ka digay Qorsha UN-ka ee lagu dhimayo Ciidamada AMISOM

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo