Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»WAA KUMA MUSHARAXA MADAXWEYNE 2016?

    WAA KUMA MUSHARAXA MADAXWEYNE 2016?

    April 30, 20163 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Musharixiinta, madaxweyne ee 2016, waxaa ka mid ah:

    1. Xasan Sheikh Maxamuud,
    2. Sheikh Sharif Sheikh Axmed,
    3. Sharif Xasan Sheikh Aden,
    4. Cabdi-weli Maxamed Cali “Gaas”,
    5. Cali Maxamed Geedi,
    6. Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed “Xiirane”,
    7. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,
    8. Cumar Cabdirashiid Cali,
    9. Cabdiraxmaan Cabdishakuur,
    10. Cabdulqaadir Cossoble Cali
    11. Maxamed Cali Nuur “Ameriko”,
    12. Gen. Muungaab,
    13. Maxamud NuurTarzan
    14. Jibril Cabdulle (CRD).
    15. Cabdiraxmaan Faroole,
    16. Cabdullaahi Axmed Caddow,
    17. Canab Daahir iyo
    18. aniga Cabdi Culusow iwm.

    Waxey, ahaataba, waxaan qabaa wax musharax madaxweyne 2016 la yiraahdo in uuna jirin oo maxaa yeelay qofka in uu ku dhawaaqo rabitaankiisa ama shirar dibedda ugu qabto reerihiisa si lacag loogu uruuriyo ama idaacadaha ka hadlo macna ma sameyneyso iyo ayadoo saas musharax lagu noqoneynin. Waa, maxaay sababta aan saa u leeyahay?

    1) waa, in la helo Xafiis U Qaabilsan Diwaangelinta Musharaxiinta ee abuura sharuudaha iyo sifooyinka musharaxa looga baahan yahay i.e,. daacadnimo, wadaninimo, karti ‘competence’ iyo hufan ‘integrity’, horumar, Ajendo iyo Qorsho Qaran si uu iftiimo aayaha ummadda Soomaaliyeed oo mugdiga ku jiray mudada dheer.

    2) waa, in musharax la arko soo buuxiyo shuruudaha iyo sifooyinka kale oo ah aqoon iyo waayo-aragnimo dowladnimo, in uu nadiif ka yahay musuq-maasuq ku tagrifalka hantida qaranka ama awooda qaranka si uu uga faa’ideysto, qiyaano qaran iyo ku xadgudubka xuquuqu aadanaha.

    3) waa, in musharax walbo uu soo bandhigo dadweynaha Soomaaliyeed Barnaamijka Siyaasadeed ee uu rabo in uu dalka ku hago i.e., Dib u dhiska Ciidamada Qalabka Sida, Siyaasadda Arrimaha Dibedda, Ammaanka, La Dagaalanka Argagixisada iyo Musuq-Maasuqa, Dib u heshisiinta, Xallinta Gooni isu taaga Somaliland, Maamul Sameynta iyo Baahinta Nidaamka Federaalka iwm.

    Runti, aniga oo ah Dr. Cabdi Maxamed Culusow, musharax madaxweyne 2016 kaliya ayaa usoo bandhigay dadweynaha Soomaaliyeed Barnaamij Siyaasadeed ee tafatirin mana jiro musharax kale. Mida, kale waxey ahayd in la cayimo mar hore waqtiga la kala diraayo baarlamaanka si beelaha ay ugu helaan waqti ku filan soo xulitaanka iyo soo magacaabida xubnaha baarlamaanka iyo in bil lagu abuuro Guddigga Farsamo ee xalliya wixii qilaaf ah oo ka yimaada xulitaanka xubnaha inta uuna baarlamaanka shirkiisa ugu horeeya fariisanin iyo ka hor doorashada madaxweynaha bisha August 2016.

    Haddaba, saan-saanta Xamar ka muuqata ma’ahin mid diyaar u ah doorasho madaxweyne 2016 oo waxey ku hawlan yihiin madaxda dowlada ugu sareyso sidi waqtiga loogu kordhin lahaay. Waad, aragtaan madaxweynaha in mudda dalka safa uga maqan, guddoomihi baarlamaanka oo isku masquulinaayo waxaan loo baahneynin ee aan ka hadleynin mushaarka shaqaalaha rayidka oo ay afarta bilood ka maqan tahay ayadoo Soon soo socdo ama ra’iisul wasaarihi oo wasiir cusub magacaabaayo in uu mid ka qaado jagadiisi iwm.

    W/Q:  Abdi Ulusso

    Musharixiinta madaxweynaha WAA KUMA MUSHARAXA MADAXWEYNE 2016?
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo heshiis la yaab leh dhex dhigtay Beelaha H/Gidir & Biyamaal [Dhageyso Odayaasha]
    Next Article Maxkamadda Ciidamada oo xukunno ku riday Raggii ka danbeeyay Qaraxyadii Baydhaba

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo