Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Wakiilada Beesha Caalamka oo bilaabay inay u yeeraan Madaxda ku shirsan Muqdisho & Arrin soo korortay

    Wakiilada Beesha Caalamka oo bilaabay inay u yeeraan Madaxda ku shirsan Muqdisho & Arrin soo korortay

    September 15, 2020Updated:September 16, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wakiilada Beesha Caalamka ee magaalada Muqdisho ayaab ilaabay inay kulamo kala gaara ugu yeeraan madaxda dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada ee ku shiran magaalada Muqdisho si ay culeys ugu saaraan arrimo gaara oo kusoo kordhay shirka arrimaha Doorashada.

    Shirka oo maanta geli lahaa maalintii saddexaad ahaa galay hakad lagu kala nasanayo wadatashiyo ay dhinacyada la yeelanayaan maamullada ay hoggaamiyaan, kadib markii shirar saacado badan oo si weyn looga dooday Heshiiska Doorashada la islu mari waayey in la isku dhoweeyo fekradaha la kala qabo.

    Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta tegay Garoonka Muqdisho si uu ula kulmo wakiilada Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo xubno uu ka mid yihiinsafiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Dender, wakiilo Mareykanka iyo Midowga Afrika ka socday.

    Xafiiska Axmed Madobe ayaa sheegay kulanka looga hadlayay Arimaha Doorashooyinka iyo amaanka iyadoo si qoto dheer loo falanqeeyay Xaalada kala guurka ah iyo sidii ay u dhici lahayd Doorasho la isla ogolyahay.

    Shirka Madaxda Soomaalida ee hakadka ku jira ayaa la sheegay inay kusoo korortay arrin ku saabsan maamulka Doorashada oo madaxdii shirkii Dhuusamareeb 3 heshiisak ku saxiixday ay ka hor yimaadeen qaar ka mida qoddobadaasi, soona jeediyeen in wax lagu kordhiyo.

    Dhinaca kale madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa shirar kala gaara iyo kulamo siyaasadeed ka wada magaalada Muqdisho, iyadoo manta uu Aqalka Sare hortegay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.

    Axmed Madoobe Beesha caalamka Doorashada Shirka Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliska Booliska oo shaaciyey Dad Cusub oo loo qabtay Kiiskii Dilka & Kufsiga Xamdi (Yaa ka mida dadka la xiray?)
    Next Article Shariif Xasan: “Wax loo dulqaadan karo maaha in Madaxweynuhu ku tumanayo Sharciga oo uu wado ONE-MAN SHOW”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo