Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Wakiilada Beesha Caalamka oo Ra’iisal wasaaraha kula shiray Baydhaba & Arrimo xasaasi ah oo laga hadlay (Sawirro)

    Wakiilada Beesha Caalamka oo Ra’iisal wasaaraha kula shiray Baydhaba & Arrimo xasaasi ah oo laga hadlay (Sawirro)

    September 7, 2019Updated:September 8, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay wakiilada Beesha Caalamka, iyadoo kulanka looga hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan arrimaha Amniga, Siyaasadda loo dhan yahay, Dib u habeynta dhaqaalaha, xiriirka dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo Ra’iisul Wasaare Khayre ku wehliyay kulanka, ayaa soo bandhigay qorshayaasha horumarinta bulshada iyo deegaanka ee muhiimka ay tahay in laga taageero si loo gaaro horumarka iyo himilooyinka bulshada Koonfur Galbeed.

    War uu faafisay xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaan wax faahfaahin ah laga arrimaha looga hadlay shirka wakiilada Beesha caalamka iyo Ra’iisal wasaaraha, laakiin qoraal wadajir ah oo ay caawa soo saareen Beesha Caalamka ayay ku faahfaahiyeen ujeedada shirka oo ahaa diyaar garowga shirka Somalia Partnership Forum oo 1-2 Oktoobar ka dhacaya magaalada Muqdisho.

    Ra’iisal wasaaraha iyo . wakiilada Beesha caalamka ayaa isku waafaqay in in shirka soo socda in diiradda lagu saaro  tubaha ee dib habeynta siyaasadda, Amniga-cadaaladda, iyadoo mudnaanta la siinayo wadashaqeynta iyo isla xisaabtanka, taasoo u baahan tallaabo degdeg ah oo loo qaado xoojinta iskaashiga dowladda Federalka iyo dowlad Goboleedyada dalka.

    Wakiilada Beesha Caalamka ayaa bogaadiyey hoggaanka Ra’iisal wasaare Kheyre ee taaba geliyey dib u heshiisiinta Galmudug, waxayna caddeyeen in dhammaan maamul Goboleedyada looga baahan yahay dib u heshiisiin loo dhan yahay; iyagoo ku baaqay in dib u heshiisiinta iyo nidaamka doorashada ee dowlad Goboleedyada ay lagu soo gabagabeeyo qaab aan qalalaase lahayn oo ku dhisan wadahadal iy is xushmeyn laga wada shaqeeyo danaha qaranka.

    Baidoa Beesha caalamka International community Kheyre Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirkadda Xawaaladda TAAJ oo ku guuleysatay Abaalmarinta Caalamiga ah ee ‘ACCPA Award’ 2019 [Sawirro]
    Next Article Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo kulan la yeeshay Mas’uuliyiin ka tirsan Dalka Turkiga. [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo