Wakiilada Beesha Caalamka oo Ra’iisal wasaaraha kula shiray Baydhaba & Arrimo xasaasi ah oo laga hadlay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay wakiilada Beesha Caalamka, iyadoo kulanka looga hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan arrimaha Amniga, Siyaasadda loo dhan yahay, Dib u habeynta dhaqaalaha, xiriirka dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo Ra’iisul Wasaare Khayre ku wehliyay kulanka, ayaa … Continue reading Wakiilada Beesha Caalamka oo Ra’iisal wasaaraha kula shiray Baydhaba & Arrimo xasaasi ah oo laga hadlay (Sawirro)