Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Wakiilka Midowga Afrika: “Waxaan bogaadinayaa Geesinimada iyo kartida Ciidamada Ammaanka Somalia iyo..” [Akhriso]

    Wakiilka Midowga Afrika: “Waxaan bogaadinayaa Geesinimada iyo kartida Ciidamada Ammaanka Somalia iyo..” [Akhriso]

    February 25, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira, ayaa si adag u cambaareeyay labadii qarax ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala eegtay dad aan waxba galabsan.

    Fiidnimadii shalay, inta u dhaxeysa 6-dii iyo 7-dii galabnimo, ayaa labo baabuur oo laga buuxiyay walxaha qarxa lagu qarxiyay meel u dhow Xarunta NISA iyo madaxtooyada Villa Somalia, kaddibna maleeshiyada Al-Shabaab waxaa ay rasaas ku fureen dad rayid ah oo aan waxba galabsan.

    “Waxaan tacsiyo tiiraanyo leh u diraya ehelladii dadkii ku waxyeeloobay weerarkii wuxuushnimada ah, kuwaas oo looga dan lahaa in argagax lagu abuuro bulshada. AMISOM waxaa ay si xooggan u cambaareyneysaa weerarkan, waxaa ayna mar kale dib u xaqiijineysaa go’aankeeda ah in ay si dhow ula shaqeyso Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya si Soomaaliya looga xorreeyo xagjirka iyo argagixisada,” ayuu yiri Danjire Madeira.

    Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu bogaadinaya geesinimada iyo kartida Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya iyo AMISOM, kuwaas oo ku guuleystay in ay ka adkaadaan maleeshiyada Al-Shabaab ee ku lug lahaa weerarka.

    Kaddib wax qabadkooda geesinimada ahaa, ayaga oo isla markana dadkii ku dhaawacmay u qaaday Isbitaalka Heerka 2-aad ee AMISOM, Ciidamada Jawaab-celinta Degdegga ah ee AMISOM waxaa ay ku lug yeesheen dhacdo ka dhacday bar-kontarool ay leedahay NISA oo u dhow KM4. Dhacdadaasi waxaa baaritaan ku wada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo AMISOM.

    HOOS KA AKHRISO WARKAN OO INGIRIIS AH

    http://goobjooge.com/au-special-representative-condemns-yesterdays-terror-attack-on-innocent-civilians-in-mogadishu/

    Alshabab AMISOM AU Francisco Caetano Madeira Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAMISOM oo War kasoo saartay shilkii ka dhacay Koontaroolka NISA ee KM4 & Ciidamadii ku lug lahaa [Akhriso]
    Next Article Dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamo Boolis ah iyo Dabley ka tirsan Milateriga Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo