Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya oo War kasoo saaray Xeerka Saxaafadda Soomaaliya [Akhriso]

    Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya oo War kasoo saaray Xeerka Saxaafadda Soomaaliya [Akhriso]

    September 25, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ergeyga gaarka ah ee Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa garwaaqsaday xeerka dhowaan loo soo bandhigay Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya oo wax lagaga badalayo xeerka saxaafadda dalka ee 2016.

    Golaha Wasiirada ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ansixiyay xermo wax ka badallo ah oo lagu sameeyay xeerka saxaafadda bishii Luulyo taasoo fulisay ballanqaadyadii uu u qaaday ururrada ugu horreeya saxaafadda Soomaaliya toddobaadyo gudahood markii uu xafiiska la wareegay. Wax ka badalladaasi waxay keeneen dhalleecayn kaga timid ururradaas saxaafadda iyo qaar ka mid ah ururrada calaamiga ee xuquuqul insaanka, iyagoo ku dhalleecaynaya inay koobantahay baaxadda xeerka iyo xanibaadyo cusub oo lagu soo rogay xoriyadihii saxaafadeed ee jiray.

    Baarlamaanka Fedaraalka ayaa toddobaadyada soo socda wax ka qaban doona isbedallada la soo jeediyay in lagu sameeyo xeerka saxaafadda.  Qaramada Midoobay waxay sharcidejiyyeaasha ku boornaysaa inay tixgeliyaan walaaca ay muujiyeen xubnaha muuqda ee saxaafadda Soomaaliya ee ku aaddan xeerka hadda jira iyo wax ka badallada la soo jeediyay ee ay ansixiyeen golaha wasiirada  Dawladda Dederaalka.

    “Saxaafad xor ah oo madaxbanaan oo waxay laf dhabar u tahay isla xisaabtanka iyo dimuqraadiyadda,” ayuu yidhi Ergeyga Gaarka ah ee Xogyaha Guud, Michael Keating. “Qaar ka mid ah qodobada xeerka saxaafadda ee hadda jira ayaan u muuqan inay la jaanqaadayaan halbeegyada caalamiga ah ee sharciga iyo xeernidaamiyaha saxaafadda. Dib u eegis taxadar leh oo dhammeystiran oo lagu sameeyo sharciga iyo wax ka badallada la soo jeediyay ayaa u saamixi doonta dhammaan daneeyeyaasha muhiimka ah ee ay arrintu khuseyso inay soo jeediyaan fikirkooda. Waxaan rajaynayaa natiijada ka soo baxda hanaankan sharcidejin inay horseedi doonto jawi wacan oo ay suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hawlgalaan xirfaddooda iyadoon cabsi jirin.”

    Keating UN Xeerka Saxaafadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha cusub ee Hirshabeelle oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho [Sawirro]
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo kulan talo-weydiin ah ugu yeeray madaxda ururrada Bulshada Rayidka [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo