Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»WAR CUSUB: Ergeyga Q/Midoobay oo sheegay in la dooranayo Madaxweyne iyadoon la dhameystirin Baaralmaanka

    WAR CUSUB: Ergeyga Q/Midoobay oo sheegay in la dooranayo Madaxweyne iyadoon la dhameystirin Baaralmaanka

    November 11, 20161 Min Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa sheegay war cusub oo ku saabsan doorashada 2016.

    Michael Keating oo wareysi siiyay telefishanka Somali Cable ayuu sheegay in doorashada madaxweynaha Soomaliya ay dhici karto iyadoo aan la dhameystirin Baarlamaanka Federaalka.

    SRSG Keating :SRSG Keating's briefing on Somalia at the Security CouncilWuxuu sheegay in marka la soo doorto xildhibaanada Aqalka hoose tiro buuxin karta Kooram ay dhacayso doorashada madaxweynaha, isla markaasina aysan jiri doonin sabab ay doorashadu dib ugu dhacdo oo loo sugo inta xildhibaanada harsan soo dhameystirmaan.

    Arrintan ayaa u muuqata inay meesha ka saareyso qaabkii  loo dooran jiray madaxweynaha Soomaaliya doorashooyinkii ugu danbeeyay, iyadoo la filayo haddii qorshaha Keating lagu socdo in xildhibaanada kasoo jeeda Somaliland oo ka maqan Baarlamaanka la dooranayo Madaxweyne.

    Tallaabadan ayaa keeni karta in dowladda Soomaaliya ay noqoto dowlad gooni isu taag ah oo ay ka dhisan Koonfurta Soomaaliya, taasoo halis ku ah midnimada dalka oo kaliya ku harsaneyd dowladaha la dhiso.

    Wadani.com

    Doorashada 216 Micheal Keating Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/weli Gaas oo gaaray Gaalkacyo, kana hadlay xaaladda dagaal ee Gaalkacyo [DHAGEYSO]
    Next Article DAAWO SAWIRRO: Shan arrimood oo ku saaban nolosha Ilhaan Cumar

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo