Ninka lagu magacaabi jiray Thomas Evans oo ahaa Britishka-cad oo Al-Shabaab ka tirsanaa, waxaa uu ku dhintay dagaal bishii June oo ciidanka Kenya ay ku dileen dagaal ka dhacay xadka Kenya iyo Soomaaliya, ninkan sida ay u badan yihiin ajaaniibta Alshabaab wuxuu qabay gabar Soomaaliyeed oo 13 sano jir ah.
Dhinaca sare ka daawo barnaamij laga sameeyay Thomas Evans iyo gabadhaas uu ku guursaday Soomaaliya . Waxaa kaloo filimka oo telefishanka Channel 4 ee Biritishka uu sameeyay waxaad ka daawan kartaa ajaanibta faraha badan ee Soomaaliya jooga ee sheeganaya in ay jihaad doon yihiin.
Wadani.com