Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»WAR CUSUB: Maxkamad la soo taagay Kenyaati sharci darro ku joogay Magaalada Muqdisho

    WAR CUSUB: Maxkamad la soo taagay Kenyaati sharci darro ku joogay Magaalada Muqdisho

    November 3, 20152 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    maxkamada

    Waxaa markii ugu horeysay tan iyo qaran-jabkii Soomaaliya maxkamada lagu soo taagay magaalada Muqdisho ajaanib Kenyaati ah iyadoo lagu eedeynayo inay sharci darro ku joogeen dalka Soomaaliya oo si sharci darro ah ay ugu shaqeynayeen mid kamida shirkadaha ka howlgala caasimada Soomaaliya.

    Maxkamadda gobolka banaadir waxaa aanta la horgeeyay eedeysanayal u dhashay dalka Kenya oo lagu soo eedeyay in ay si sharci darro ah ay ku joogeen gudaha dalka, waxaana maxkamadda goobjoog ka ahaa saraakiil ka socotay Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliyeed, Saraakiisha booliska iyo Mas’uuliyin ka socotay safaaradda Kenya ay ku leedahay Muqdisho.

    Ajaaniibta eedeeysanayaasha ah ee la hor keenay Maxkamadda waxay ahaayeen 22 qof oo Kenyaati ah,iyadoo lagu soo oogay dacwad ah inay si sharci darro ah ku joogeen dalka. Ku-xigeenka xeer ilaaliyaha Qaranka Maxamed Xasan oo dacwadda soo oogay ayaa sheegay in shaqaalahan ajaaniibta ah aysan heysan ruqsaddii shaqaalenimo. Wuxuu Shirkadda lagu magacaabo Liberlink ku eedeeyay inay ku xadgudubtay qodobka 37 xarafkiisa (o) iyo qodobka 24 ee sharciga shaqaalaha shisheeyee, iyadoo shaqaaleysiisay dad aan heysan ruqsadda shaqaalenimo oo  dalka si sharci darro ah ku joogayn.

    Guddoomiyaha Maxkamada gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur ayaa ku dhawaaqay in kiiska eedeysanayaasha kasoo jeeda dalka Kenya ay Maxkamadu u fariisin doonto khamiista 5-ta bishan, iyadoo ay sidaasi codsadeen Qareenadii u doodayay.

    Waa markii ugu horeysay ee kiis noocan la soo oogo, iyadoo kumanaan ajaaniib ah Muqdisho ka shaqeystaan intooda badan ay ka howlgalaan garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo Xalane oo ah goob aanay ka talin dowladda Federaalka.

    Wadani.com

    Kenyaati
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticlePuntland oo keligeed lagu casuumay shir looga tashanayo Dhismaha Maxkamadda Dastuuriga
    Next Article Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda oo Howlgallo ka wada duleedka Baardheere

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo