Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»WAR CUSUB: Odayaasha Gaalkacyo-Puntland oo sheegtay in Puntland leedahay Gaalkacyo

    WAR CUSUB: Odayaasha Gaalkacyo-Puntland oo sheegtay in Puntland leedahay Gaalkacyo

    November 15, 20162 Mins Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulamo is dabajoog ah oo maanta Garoonka magaalada Gaalkacyo ka dhacay ayaa wakiilada beesha caalamka ku dhageysteen talooyinka odayaasha labada dhinac ee magaalada.

    Odayaasha labada dhinac ayaa koox waliba soo badhigtay aragtideeda iyo sida ay u aragto xalka colaadda ka taagan magaalda Gaalkacyo, waxayse arrintu isbedeshay kadib markii Odayaashii dhinaca Puntland ay la soo shir tageen in arrimo dhowr ah sida:

    1. In Magaalada Gaalkacyo ay gebi ahaanteeda iyagu leeyihiin.
    2. In Odayaasha loo daayo xalinta colaadda Kismaayo
    3. Inaan loo baahneyn shirka loo tegayo magaalada Kismaayo
    4. Eedeyn ay u jeediyeen Galmudug oo jebisay xabadjoojinta.

    Odayaasha Gaalkacyo ee dhinaca Puntland ayaa goobta ku soo bandhigay Sawirro dagaaladii sokeeye oo uu ka dhex muuqdo Col. C/llaahi Yuusuf iyo Khariidad ay sheegeen inay muujineyso inay iyagu leeyihiin magaalada Gaalkacyo.

    Dhinaca kale Odayaasha Galmudug ayaa iyaduna faahfaahin ka bixiyay  xaalada Gaalkacyo iyo aragtidooda waxayna sheegeen in gardarrada Puntland ka wado Gaalkacyo ayay sabab  u tahay dagaalka, iyadoo dalbaday in la joojiyo dhismaha maxjarka dagaalku ka dhashay, waxayna si cad ugu eedeeyeen Puntland inay diidan tahay fulinta heshiiska Gaalkacyo, horena ay u jebisay heshiisyadii hore.

    Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Michael Keating iyo xubnihii la socday ee Beesha caalamka ayaa caawa ku hoyanaya magaalada Gaalkacyo, wuxuuna shirkaka sheegay in beesha calaamku aysan waxba qaban karin haddii aanay garab ka helin odayaasha dhaqanka iyo bulshada kala duwan si loo soo afjaro colaadda Gaalkacayo.

    DAAWO SAWIRRO

    img_9839

    img_9838
    img_9822
    img_9797
    img_9764
    img_9883
    img_9720
    img_9748
    img_9762
    img_9877
    img_9872
    Gaalkacyo Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleJeneraal Muungaab oo Shahaadada labaad ka qaatay Jaamacadda Omdurman Islamic University (SAWIRRO)
    Next Article AKHRISO: Musharixiinta Aqalka hoose ee maanta lagu dooranayo Cadaado & Beelaha ay kasoo jeedaan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo