Shirweynihii Beelaha Mudullood oo intii u dhaxeysay 3-6 Ogost 2020, ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa maanta lasoo gabagbeeyay, iyadoo laga soo saaray War-Murtiyeed xasaasi ah.
War-murtiyeedka oo ku qornaa shan bo. loogana hadlay arrimaha siyaasadda, Amniga iyo Bulshada waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadda dalka, arrimaha Doorashooyinka iyo maamul Goboleed loo sameeyo Gobolka Banaadir, iyado lagu dhisay Gole horumariya danaha Beesha Mudullood.
HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA




