Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»WAR NAXDIN LEH: Isbitaalka DEVA ee Muqdisho la xirayo & Qalabkiisii oo lagu wareejinayo Isbitaalka Ordogan (Digfeer)

    WAR NAXDIN LEH: Isbitaalka DEVA ee Muqdisho la xirayo & Qalabkiisii oo lagu wareejinayo Isbitaalka Ordogan (Digfeer)

    July 25, 2016Updated:July 25, 20162 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Isbitaalka DEVA ee Muqdisho albaabada ayaa loo laabayaa waxaana Qalabkiisii oo lagu wareejinayaa Isbitaalka Ordogan (Digfeer)

    Sida uu sheegayo war laga soo xigtay Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho, waxaa la go’aansaday in la baabi’iyo isbitaalka DEVA ee magaalada Muqdisho oo hore ay u maamuli jireen hay’adda NILE Acadamey oo raacsan Fatxulaah Gulem dowladda Turkiga ku eedeysay inuu ka danbeeyay inqilaabkii dhicisoobay ee 15-kii July ka dhacay dalkaasi.

    Safaaradda Turkiga ee Muqdisho oo shaacisay inay la wareegtay maamulka saddex dugsi iyo Isbitaalka DEVA ayaa laga soo xigtay inay isbitaalka DEVA  gebi ahaan albaabada loo xirayo, isla markaana qalabka caafimaad ee yaala lagu wareejiyo isbitaalka Ordogan (Ex. Digfeer) oo dowladda Turkiga ay maamusho.

    Akhri: Safaaradda Turkiga ee Muqdisho oo la wareegtay maamulka Dugsiyada & Isbitaalka DEVA

    Arrintan ayaa naxdin weyn ku ah dadka Muqdisho iyo bukaada ku xirnaa adeegyadii caafimaad ee uu bixin jiray Deva Hospital, iyadoo ay ka soo horjeedo balanqaadii xukuumadda Soomaaliya ee ahaa inay sii socon doonaan adeegyada isbitaalka DEVA.

    Halkan ka akhri warka Wakaalada wararka Turkiga warka ay ka qortay arrintan

    The source said the hospital operated by the Nile Academy will be closed down and its property will pass to the Somalia-Turkey Training and Research Hospital.

    http://goobjooge.com/turkish-embassy-somalia-control-gulen-run-schools/

    Isbitaalka DEVA ayaa ahaa mid lacag ah, lakiin bixiya adeegyo caafimaad oo heerkoodu wanaagsan yahay, waxaana inta badan la heli jiray dhaqaatiirtiisa, halka Isbitaalka Ordogan ay dilootay dhaqaatiir la’aan, waxayna hadda xaaladu u muuqataa in Isbitaalki DEVA uu gebi ahaan meesha ka baxayo, iyadoo aanay jirin dhaqaatiir iyo awood ay ku sii wadi karaan dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya.

    Qalabka casriga ah ee uu ku shaqeyn jiray Isbitaalka DEVA oo qiime badan ku fadhiya ayaa la filayaa in dowladda Turkiga ay la wareegto iyadoo ay ahayd hanti gaar loo leeyahay.

    Wadani.com

    Digfeer Fathullah Gulem Isbitaalka Deva Nile Academy Ordogan hospital Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya Turkey Turkiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray caleemo-saarka Ugaaska Xawaadle
    Next Article Kumaandooska Soomaaliya oo Alshabaab kala wareegay degaano ka tirsan Shabeelaha Hoose

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo