Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»Wararkii ugu danbeeyay dagaal Culus oo ka dhacay Magaalada Marko & Alshabaab oo gudaha u galay

    Wararkii ugu danbeeyay dagaal Culus oo ka dhacay Magaalada Marko & Alshabaab oo gudaha u galay

    August 22, 2018Updated:August 22, 20181 Min Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar duqeyn ah iyo dagaal toos ah oo ay Alsahbaab ku qaadeen magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose oo dhowaan ay qabsadeen ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Jen. C/llaahi Cali Caanood.

    Weerarka Alshabaab ayaa dhacay xilli danbe xalay isagoo socday ilaa saaka, waxayna dagaalamayaasha Alshabaab weerarka ka bilaabeen degaanka Jilib-Marko oo ay labada dhinac ku dagaalameen, iyadoo kadibna uu dagaalku gaaray gudaha magaalada.

    Dadka magaalada Marko ayaa sheegay in dagaalka oo ahaa mid xoog leh ay labada dhinac is weydaarsanayeen Madaafiic xoog leh oo ay bilaabeen kooxda Alshabab, waxayna dagaalladu ka dhaceen Kawaanka Malaayga iyo Saldhiga Booliska magaalada Marka.

    Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee degan duleedka magaalada ay madaafiic ugu jawaabeen Alshabaab, iyadoo qasaare kala duwan uu dhaliyay dagaalka cusub ee ka dhacay magaalada Marko.

    Saraakiil ka tirsan militariga Soomaaliya oo ku sugan halka lagu dagaallamay ayaa warbaahinta u sheegay in Al-shabaab dib looga riixay magaalada Marka,islamarkaana dagaal-yahanno looga dilay halka kuwa kalena nolosha looga qabtay,sida ay hadalka u dhigeen.

    Ma jiro war kasoo baxay kooxda Alshbaab iyo ilo madax bannaan oo xaqiijinaya qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi.

    Ashabab Dagaal Marko Top Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXarunta maamulka Galmudug oo noqotay magaalada kaliya ee ay maanta u bilaabatay Ciidul Adxaa
    Next Article Alshabaab oo Dabaaldeg yaab leh Ciidul Adxaa ku soo bandhigtay Magaalada Jilib [Daawo Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo