Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Wararkii ugu danbeeyay Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo Qarka u saaran inay…

    Wararkii ugu danbeeyay Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo Qarka u saaran inay…

    April 27, 2022Updated:April 27, 20222 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Amniga magaalada Muqdisho ayaa la adkeeyay, iyadoo la xiray wadooyin badan oo caasimadda ku yaalla, isla markaana waxaa saacadihii ugu danbeeyay ee xalay iyo saaka dhacay isbedello waaweyn oo ku saabsan Doorashada, waxayna kala yihiin:.

    – Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in Amniga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka uu ku wareejiyey ATMIS. (Akhriso)

    – Taliyaha Booliska Jeneraal Xijaar ayaa beeniyey inuu xirtay Xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa, wuxuuna shaaciyey inay sugayaan Amniga Teendhada Afisyoone.

    -Maxamed Farmaajo ayaa ka hor yimid in Amniga Doorashada lagu wareejiyo ATMIS, isagoo ku dooday in Taliyaha Booliska uu mas’uul ka yahay Amniga.

    -Xubno ka mida Guddiga Doorashada Golaha Shacabka ayaa talo kusoo jeediyay inaysan Doorashada ka qeyb gelin xildhibaannada kasoo kala baxay Ceelwaaq iyo Garbahaarey.

    – Mar kale Taliye Xijaar ayaa shaaciyey xilli danbe inuusan sugi karin Amniga Doorashada, xaalado amni dartood, wuxuuna soo jeediyay in dib loo dhigo.

    -Wasiirka Amniga ayaa shaqadii ka joojiyey Taliyaha Booliskal isagoo lagu eedeeyay inuu ku milmay siyaasadda, halisna ku noqday dhammeystirka Doorashada Dalka.

    – Ra’iisal wasaare Rooble ayaa dalka kusoo laabtay si uu howsha Doorashada u hago.

    – Amniga ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana la xiray inta badan wadooyinka caasimadda, iyadoo Teendhada Afisyoone ay amnigeeda sugayaan ciidamada ATMIS.

    – Xildhbaanno lagu soo doortay magaalada Garbahaarey iyo Saxafiyiinta ayaa loo diiday inay galaan Goobta Doorashada ee Afisyoone.

    – Xildhibaanadii ugu horeeyay oo ah tiro yar ayaa gaaray goobta Doorashada ee Teendhada Afisyoone

    – Khilaafka ka taagan xildhibaannada lagu soo doortay Ceelwaaq iyo Garbahaarey ayaa weli taagan, iyadoo Madaxtooyada Somaliya ka shaqeyneyso inaysan xildhibaanada Ceelwaaq ka qeybgelin doorashada Guddonka ama la dib loo dhigo Doorashada.

    -Beesha Caalamka ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku dalbatay in si nabdoon loo dhammeystiro Doorashada, ayna madaxda Soomaalida ka fogaadaan iska hor imaad, khilaafkoodana xaliyaan.

    – Waxaan weli kala caddeyn inay dhaceyso doorashada Guddoonka Golaha Shacabka iyo in kale. Waxaa socda dadaallo kala duwan oo lagu doonayo in Doorashada ay dhacdo xalna loo helo khilaafka ka taagan Xildhibaannada Gedo.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBeesha Caalamka oo War kasoo saartay Khilaafka ka taagan Doorashada Guddoonka Baarlamaanka
    Next Article Ciidamada Booliska oo Xildhibaannada ka hor istaagay inay galaan Xarunta Doorashada Afisyoone

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo