Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»WARARKII UGU DANBEEYAY EE HALGAN: 110 Alshabaab ah & 60 Itoobiyaan ah oo la dilay

    WARARKII UGU DANBEEYAY EE HALGAN: 110 Alshabaab ah & 60 Itoobiyaan ah oo la dilay

    June 9, 2016Updated:June 9, 20162 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Ciidamo Itoobiyaan ah oo si lama filaan ah ula wareegay Garoonka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo ciidamada Itoobiyaanka iyo Kooxda Alshabaab ku dhex maray saldhig ay Itoobiyaanka ku leeyihiin degaanka Halgan ee duleedka Magaalada Beledweyne.

    Guddoomiyaha degaanka Halgan Guhaad Cabdi Warsame ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabab laga dilay uu gaarayo 200. “95 maleeshiyo ayaan tiriyay markaas kadib ayaan iska joojiyay meydadka meesha yaala waa ka badan yihiin 200” ayuu yiri Guhaad oo intaas ku daray in dadka Shacanka ah qasaaraha soo gaaray uu yahay qof dumar oo dhimasho ah iyo 9 dhaawac ah.

    Guddoomiyaha degaanka Halgan ayaa sheegay in dagaalku socday 50 daqiiqo oo qasaare ba’an loogu geystay Alshabaab, isla markaana loo laayay sida beer Yaambo la geliyay oo kale sida uu yiri, wuxuuna intaas ku daray in dhaawacyadii Alshabaab la dhameystirayo.

    War kasoo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay dagaalka Halgan ay ku dileen 105 dagaalame oo Alshabaab ah ayna qasaare ba’an huwiyeen kooxda argagixisada Alshabaab.

    Dhinaca kale Dadka degaanka ayaa sheegay inaan la ogaan karin qasaaraha gaaray Alshabaab, basle ay arkeen ilaa 25 meyd ah oo ka tirsan Alshabaab.

    Alshabaab ayaa iyaguna sheegtay inay dileen ilaa 60 askari oo Itoobiyaan ah, dhinacodoona ay ka dhinteen 16 dagaalame.

    Ilo kale ayaa qasaaraha Alshabaab ka dhigaya inuu ka badan yahay 2oo, sida uu shaaciyay wasiirka amniga gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo ku dooday in Alshabaab laga dilay 240 maleeshiyo, tani oo haddii ay dhab noqoto ah qasaarihii ugu ba’naa ee Alshabaab soo gaaray muddooyinkan.

    Wadani.com

     

    Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo weerar culus ku qaaday Saldhigga Itoobiyaanka ee Halgan iyo qasaare culus oo ka dhacay
    Next Article African force in Somalia says kills 110 militants when its base raided

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo