Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Wararkii ugu danbeeyay ee weerarada Magaalada Paris iyo tirada dhimashada oo sare u dhaaftay 128 qof

    Wararkii ugu danbeeyay ee weerarada Magaalada Paris iyo tirada dhimashada oo sare u dhaaftay 128 qof

    November 14, 2015Updated:November 18, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararkii ugu danbeeyay ee weeraradii lagu qaaday Magaalad Paris ee dalka Faransiiska ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay ay gaareyso 128 ruux, taasoo ka danbeysay lix weerar oo isku mar ka dhacay Paris, dhaawaca ayaa ka badan 200, waxaana laga cabsi qabaa inay sii kororto dhimashada.

    Weerarada oo isku mar la qorsheeyay ayaa lagu beegsaday xarumo dalxiis, baarar garoon ciyaareed iyo goob masrxiyad lagu dhigo, waxaan ilaa hadda jira dad loo qabsaday madax furasho, iyadoo la adeegsaday rasaas, bambooyin iyo is qarxin.

    Dowladda Faransiiska ayaa xaalad degdeg dalkaasi oo dhan ku soo rogtay iyadoo la xiray dhammaan goobaha dowlada oo ay ku jiraan iskuulada iyo jaamacadaha, waxaana socda howlgallo balaaran oo lagu xaqiijinayo amniga iyadoo madaxda dunida ay cambaareeyeem weeraradaasi.

    Ma jirto cid sheegatay ilaa iminka weerarada ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxaase farta lagu fiiqayaa kooxda Khilaafada islaamiga ee DAACISH.

    HOOS KA DAAWO QAAR KA MIDA SAWIRRADA

    http://twitter.com/BBCChrisMorris/status/665376772318437376/photo/1

    Dad ubaxyo dhigaya goobihii la weeraray

    Ubaxyo yaalla meelaha dadka lagu laayay
    Madaxweynaha Faransiiska oo weerarada kaddib si weyn loo ilaalinaaya

    Nin ku dhaawacmay mid ka mid ah weerada oo la daaweynaayoBoolis baaraya gudaha Baarka

    Nin laga soo badbaadiyay baarka gudihiisa
    Dadkii la badbaadiyay oo laga kexeeyay nawaaxiga goobta weerarka
    Khubarada baareysa goobaha weerarada
    Nin dhulka jiifo oo boolis ay baarayaan aqoonsigiisa
    Dhaawacyada oo weli la uruurinaayo

    Madaxweynaha Faransiiska oo ku sugan Bataclan oo ah meesha weerarada ka dheceen

    Image copyrightReuters

    Image captionEhello iyo saaxiibo dib u kulmaaya

    adka ka badbaaday weerarka


    Waa militari ku dhex sugan magaalada oo dhan

    Garoonka uu weerarka ka dhacay

     

     

     

    ISIS Paris Weerarada Paris
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDagaalkii ugu qaraaraa oo dadka degaanka iyo Alshabaab ku dhex maray degano ka tirsan Xarardheere
    Next Article DEGDEG: Barlamaanka Soomaaliya oo ku baaqay in ciidamada Kenya laga saaro dalka Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo