Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Wararkii ugu danbeeyay weerarkii Gaalkacyo iyo Alshabaab oo dilay Sheekh C/weli Cilmi [Sawirro]

    Wararkii ugu danbeeyay weerarkii Gaalkacyo iyo Alshabaab oo dilay Sheekh C/weli Cilmi [Sawirro]

    November 26, 2018Updated:November 26, 20182 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inay ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Soomaliya ay soo afjareen weerarkii saaka lagu qaaday xarunta wadaad muran badan ka taagnaa oo Alshabaab ay weerar iyo qaraxyo ku qaadeen.

    Weerarka iyo qaraxyada ka dhacay xarunta Xerta Wadaadka Cabdiweli Climi Afyare oo ku taalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka dhashay qasaare kala duwan, waxaana dagaal toos ah dhex maray ciidamadii Galmudug, kuwa dowladda iyo kuwii Alshabaab ee weerarka ku galay xaruntaasi.

    Ciidamada gaarka ah ee Danab oo ku sugan Gaalkacyo ayaa ka qeyb qaatay dagaalka lala galay kooxda Alshabaab, iyadoo gacanta lagu soo dhigay mid ka mida raggii galay xarunta Weerarka ka dib oo dhaawac ah. Raga weerarka soo qaaday ayaa la sheegay inay gaarayeen 4 ruux, islamarkaana saddex ka mid ah  is qarxiyeen.

    Waxaa weerarka ku dhintay in ka badan 20 ruux oo uu ku jiro Sheekh Cabdiweli Cilmi Yare, iyadoo ay dilkiisa xaqiijiyeen ciidamada Galmudug.

    Wadaadan ayaa sababta loo weerarray lagu sheegay inuu af lagaadeeyay Nebi Maxamed NNKH horey ayay Al-Shabaab digniin ugu dirtay, Wuxuuna sheekhani ku dhex jiray howlo si weyn loo cambaareeyay oo ku saabsan diinta islaamka.

    Sheekhan ayaa mar Nebi ku sheegay nin kale oo Sheekhiisa uu ku tilmaamay isagoo muuqaalo soo duubay, arrintaas oo dood weyn ka dhalisay, markiiba dambena maxkamad gaartay.

    Qof gaari ay ku raran yihiin waxyaabo qarxa ka watay goobta qaraxu ka dhacay ayaa la sheegay inuu kula qarxay meel ka baxsan xaruta, iyadoo uu qofkaasi ku dhintay.

    Gaalkacyo Qarax
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmajo oo Nairobi u tegay Shir looga hadlayo Arrimaha Dhaqaalaha Badaha [Sawirro]
    Next Article Kooxda Alshabaab oo bishaaro ku tilmaantay Dilkii Sheekh C/weli Cilmi [Akhriso War kasoo baxay]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo