Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Warbaahinta Kenya oo baahisay magacyada 16 askari oo Kenya looga dilay Kulbiyow [Fadeexad heysta taliska KDF]

    Warbaahinta Kenya oo baahisay magacyada 16 askari oo Kenya looga dilay Kulbiyow [Fadeexad heysta taliska KDF]

    February 1, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warbaahinta Kenya ayaa shaacisay magacyada 16 askari oo lagu dilay weerarkii Kulbiyow ee Alshabaab ku qaaday ciidamada Kenya.

    Jariirada The Star ee Kenya ayaa daabacday magacyada askaran oo ay sheegtay inay yihiin tirada ugu yar ee lagu dilay weerarkii Kulbiyow iyo sawiradii ay Alshabaab baahiyeen qaarkodo arrintan oo weji gabax ku ah dowladda Kenya iyo taliska ciidamada KDF ee dalkaasi.

    DAAWO SAWIRRO: Alshabaab oo baahisay sawirrada weerarkii Kulbiyow

    Magacyada askarta Kenya ee dhintay oo la shaaciyay waxay kala yihiin:

    1- Kassim Roba – Madogo, Tana River (Waa la aasay)

    2- Abdalla Aziz- Isiolo (buried)

    3- Mohammed Konchara- Merti (Isiolo) (Waa la aasay)

    4- Ido Kuno – Isiolo (Waa la aasay)

    5- Amani Mwinga – (Waxaa lagu aasay Qabuuraha Senti Kumi cemetery ee Mombasa)

    6- Francis Kombo- Mazeras

    7- Gideon Nyabidi- Trans Nzoia

    8- Victor Ilavonga- Vihiga

    9- Juma Mwanguya- Kilifi

    10- Kennedy Bakari- Kilifi

    11- Mohammed Utange (Mombasa)

    12- Rajab Baya- Kilifi

    13- George Ndirangu-

    14- Benson Ntheketha- Mombasa

    15- Josiah Kamau

    16- Captain Silas Ekidor

    Arrintan ayaa weji gabax iyo fadeexad ku noqoneysa taliska ciidamada Kenya oo kaliya sheegay in 9 askari looga dilay weerarkii Kulbiyow 15 kalena looga dhaawacay.

    Dowladda Kenya ayaa hore u qarisay qasaarihii ciidamadeeda ka qabsaday weerarkii Alshabaab ku qaaday saldhigii Ceelcadde oo ilaa iyo hadda aaanay sheegin wixii halkaasi ka dhacay, waxaana la rumeysan yahay inay uga dhigeen tiro ka badan 150 askari.

    Isha: The Star

    Alshabab KDF Kenya Kulbiyow
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Dowladda Sweden oo dhistay Dhismaha cusub Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya
    Next Article KASHIFAAD: Maxaa keenay in Fadumo Dayib ka carooto Guddiga laga reebay..”Ima iibsan karaan aniga..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo