Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Warbaahinta Kenya oo kashiftay xog ku saabsan Dagaalkii Beledxaawo & kaalintii ciidamada Kenya. (Akhriso)

    Warbaahinta Kenya oo kashiftay xog ku saabsan Dagaalkii Beledxaawo & kaalintii ciidamada Kenya. (Akhriso)

    March 3, 2020Updated:March 3, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xaaladda magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa degan saaka, kadib dagaalkii shalay ka dhacay oo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay kula wareegeen guud ahaan magaalada iyo Xuduudka, kana saareen ciidamadii taabacsanaa Maamulka Jubbaland ee uu hoggaaminayey Wasiirka Amniga C/rashiid Janan.

    Guud ahaan magaalada iyo xuduudka Somalia iyo Kenya waxaa gacanta ku hayaan ciidanka Dowladda Federaalka, iyadoo uu hadda soo baxayo qasaaraha ka dhashay dagaalkii shalay oo ahaa mid culus oo saameyn ku yeeshay Magaalada Mandheera ee Kenya.

    Ciidamadii taabacsanaa Cabdirashiid Janan ee ka firxaday dagaalka ayaa waxay u gudbeen gudaha Kenya, waxayna warbaahinta Kenya kashiftay Xog ku saabsan dagaalkii shalay iyadoo soo bandhigtay sawirrada ciidamadaasi oo loo galbinayo xero ay ciidamada Kenya leeyihiin iyo saldhigga Booliska Mandheera.

    Isbitaalka Mandhera ayaa la geeyay 10 qof oo dhaawac oo midkood ku dhintay isbitaalka, iyadoo 6 ka mida ay yahaayeen shacab iyo afar askari, sida u usheegay dhaqtarka ka howlgalla Isbitaalka Cabdullaahi Xassan oo la hadlay warbaahinta Kenya.

    Warbaahinta Kenya ayaa baahisay Gaari kuwa dagaalka ah oo ay saaran yihiin ciidamada C/rashiid Janan, kaasoo dhex maraya magaalada Mandheera, iyo ciidamo kale oo kuwa Kenyaanka ah ay wadaan, iyadoo Wargeyska Daily Nation uu sheegay in markii ciidamadii dowladda Soomaaliya ay Gudaha Kenya soo galaan lagu amray ciidamadii Jubbaland inay ka baxaan dagaalka.

    Jubbaland forces in Mandera town
    Gaariga dagaal ee cidamada C/rashiid Janan oo dhex socda magaalada Madhera – NATION

    Dhinaca kale wuxuu Wargeysku sheegay in milateriga dalka Kenya ay saddex kamid ah ciidamadii Jubaland ee dhaawacmay ay geeyeen xerada ay ku leeyihiin Mandheera.

    A Jubbaland military officer is treated at
    Askari katirsan ciidanka Jubaland oo lagu daweynayo isbitaalka Mandhera

    Wasiirka warfaafinta ee Jubbaland Injineer Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed ayaa eedeyn kulul u jeediyey Dowladda Soomaaliya. “Dagaalkan waa mid ay Dowladda Federaalka ugu talagashay inuu shacabka ku qaxo, sidii dhacday 1991-kii iyo 1992-kii. Cid walba way fileysay in markii ay kasoo jeestaan Galmudug ay ku xijin doonaan Jubbaland”, ayuu yiri.

    Beledxaawo C/rashiid Janan Jubbaland KDF Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMareykanka oo War kasoo saaray Dagaalkii ka dhacay Beledxaawo, Baaqna u diray Madaxda Soomaalida
    Next Article Halkee ku danbeeyeen Wasiir C/rashiid Janan & Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamud Sayid Adan…?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo