Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Warbaahinta Muqdisho oo ku dhawaaqday Olole lagu taakuleynayo Xulka K/cagta ee 17 jirrada Somalia [Sawirro]

    Warbaahinta Muqdisho oo ku dhawaaqday Olole lagu taakuleynayo Xulka K/cagta ee 17 jirrada Somalia [Sawirro]

    April 27, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madax iyo wariyaal ka socday idaacadaha iyo TV-yada Muqdisho ayaa maanta isugu yimid kulan ay kaga wada hadleen sida ugu macquulsan ee dhiiri galin loogu sameyn karo ciyaartooyda 17 jirada Somalia, kuwaaas oo 40 sano kadib gaaray final tartan heer Qaran ah.

    Sidoo kale qoraayaal iyo qaar ka mid ah ciyaartooydii hore ee Qaranka ayaa ka qeyb galay kulanka. Aragtiyo badan oo dhaxal gal ah ayey soo jeediyeen wariyaashii ka qeyb galay kulanka, waxaana ugu muhiimsanaa in dhaqaale aruurin iyo soo dhoweyn weyn loo sameeyo xulka 17 jirada Somalia.

    Waxaa la isku af gartay olole 7 cisho socon doona oo ay idaacaduhu dhaqaale uga aruurin doonaan dhageystaashooda iyo ganacsiyada ay la macaamilaan, goobta waxaa sidoo kale looga dhawaaqay guddi la baxay #CAAWINQARAN oo wariyaal ah kaas oo la kulmi doona siyaasiyiinta iyo madaxda Dowladda si loogu bandhigo iney dhallinyaradaas caawimaad Qaran u sameeyaan.

    Maxamed Shuuriye Barakaat oo ka tirsan Universtaltv ayaa loo doortay gudoomiyaha guddiga #CaawinQaran halka Cabdulaahi Daahir Siyaad Dhakoos oo ah agaasimaha idaacada Goolfm loo doortay Xoghayaha Guddiga CAAWINQARAN.

    Burhaan Diini Faarax agaasimaha idaacada Kulmiye iyo Maxamedkaafi Shiikh Abuubakar tafaftiraha Radio Muqdisho ayaa loo doortay iney noqdaan labada qof ee lagu shubaayo dhaqaalaha laga soo aruuriyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.

    Xubnaha Guddiga CaawinQaran waxaa ka mid ah:

    1-Maxamed Shuuriye Barakaat
    2-Abdiasis Hasaan Mohamed
    3-Cabdulaahi Cismaan Faarax
    4-Burhaan Diini Faarax
    5-Cabdulaahi Daahir Siyaad Dhakoos
    6-Maxamedkaafi Shiikh Abuubakar.
    7-Cabdifitaax Maxamuud Siyaad Arizona.
    8-Maxamed Cabdi Muudey.

    Guddiga CaawinQaran wuxuu si joogto ah usoo gudbin doona hadba heerka ay mareyso deeq aruurinta iyo cida wax ku tababarucday.

    Fadlan ku caawi qarankaaga wixii aad awoodo, adigoo la xiriiri kara guddiga #CaawinQaran ama idaacadaha ay lacag aruurintu ka socoto.

    Wixii aad guddiga kusoo hagaajineysid ku dir
    Burhaan Diini Faarax-Agaasimaha Radio Kulmiye-Tell +252615108019

    Maxamedkafi Shiikh Abuubakar-Tafaftiraha Radio Muqdisho- Tell +252615118508

    Image may contain: 6 people, including Mohamed Dek Shurie Nor, people sitting, table and indoorImage may contain: 8 people, people sitting, table and indoor

     

    Caawin Qaran Somalia Sports Weriyeyaasha Xulka 17 jiradda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBeesha Mudulood ee Galmudug oo Diiday Qaabka cusub ee awood qeybsiga Maamulka Galmudug [Daawo]
    Next Article Shan Arrimood oo laga diiwaan geliyay kulankii taariikhiga ee hoggaamiyeyaasha labada Kuuriya [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo