Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Warbixin ku saabsan AMISOM oo la sheegay inay xiriir Ganacsi la leedahay Alshabaab

    Warbixin ku saabsan AMISOM oo la sheegay inay xiriir Ganacsi la leedahay Alshabaab

    November 8, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa soo baxaya warar sheegaya in xiriir ganacsi uu ka dhaxeeyay kooxda Alshabaab iyo ciidamada AMISOM ee ka howlgala Koonfurta Soomaaliya.

    Wargeyska The East African ayaa qoraya in uu jiro xiriir Ganacsi oo ka dhaxeeya Al-shabaab iyo Ciidamada AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya. Wargeyska oo soo xiganaya ilo ka mid ah Ciidamada AMISOM,Dowladda Soomaaliya iyo Dadweynaha rayidka ah ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM iyo Al-shabaab ay meelaha qaar wada shaqeeyaan. Waxaa uu tusaale u soo qaatay Marka gaadiidka waaweyn ee wada Badeecadaha Ganacsiga ay lacago ka qaadayaan labada dhinacba.

    Waxaa uu sheegayaa in Ciidamada AMISOM iyo Al-shabaab ay baro koontarool oo isu muuqda ku leeyihiin Gobollada qaar ee Soomaaliya islamarkaana marka Gaari Xamuul ah uu mid ka mid ah labada dhinac koontroolkiisa tago laga qaado lacag dhan $50 Doollar, iyada oo dhinaca 1aad marka uu lacagta qaato uu Rasaas hawada u ridayo, isaga oo u baaqaya dhinaca kale una sheegaya lacagta laga qaaday Gaariga ku soo wajahan.

    Marka uu Gaariga tago dhinicii kale ayaa isla lacagtii la weydiinayaa iyada oo marka lacagtaas $50 ah laga qaado uu dhinacaas Rasaas Hawada u ridayo si uu dhinicii kale ugu xaqiijiyo in uu lacagtii ka qaaday.

    Sanadkii Hore Ciidamo ka socda Dalka Uganda ayaa la qabtay iyaga oo Ganacsi ka sameynaya Hubka iyo Shidaalka AMISOM,kana iibinaya Ganacsato iyo xubno ka tirsan Al-shabaab.

    Degaanka Jannaale oo ay Saldhig ku lahaayeen Ciidamada AMISOM ayaa 2015kii waxaa weerar ku ekeeyay Xarakada Al-shabaab,waxaana ku dhintay Askar tiro badan,xilligaas Hubka Al-shabaab ay ku weerareen Xeradaas waxaa ay dowladda Uganda xaqiijisay inAskar ka mid ah Uganda ee degganaa Jannaale ay AL-shabaab Hub ka iibiyeen.

    Askartii loo xiray waxaa ka mid ahaa Nin sidii Ciidamada Uganda ay u garaaacayeen Xaniyaha beelay islamarkaan dib loogu celiyay Uganda isaga oo aan nolol iyo geeri midna heysan. Qareen uu qabsaday ayaa ku guul darreystay in uu kiiska Ninkaas qiil u helo,waxaan Maxkamadda ay ku xukuntay dil kaddib markii uu jebiyay xeerarka Ciidanka Dalka Uganda.

    Isha:The East African.

    Alshabaab AMISOM
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Amniga oo Qabtay Gaari Khudaar sida oo Qarax looga shakiyay & kala carar…
    Next Article AKHRISO: Amiirada iyo Maalqabeennada lagu xiray Sacuudiga [Shaxda Lacagaha ay heystaan]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo