Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Warbixin ku saabsan Askarigii Dadka ku laayay Kaniisad ku taalla Mareykanka & tirada oo korortay [Sawirro]

    Warbixin ku saabsan Askarigii Dadka ku laayay Kaniisad ku taalla Mareykanka & tirada oo korortay [Sawirro]

    November 6, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ugu yaraan 26 ruux ayaa ku dhimatay 20 kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii nin hubaysan uu rasaas ku furay kiniisad ku taalla goobolka Texas, intii ay dadku ku guda jireen ciibaysiga Axadda.

    Weerarkan ayaa ka dhacay kiniisad ku taalla Sutherland Springs oo ah magaalo yar oo ka tirsan deegaanka Wilson. Dadka dhintay da’doodu waxay u dhaxaysaa 5 sano ilaa 72 sano.

    Ninkii looga shakisnaa weerarkan ayaa markii dambe la helay isaga oo mayd ah oo ku jira gaarigiisa oo yaalla meel dhawr kiiloo mitir u jirta Kaniisadda. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ninkaasi uu ahaa qof waalan.

    Booliiska ayaa qofka weerarka gaystay ku sheegay “nin da’yar oo caddaan ah” oo kali ah, laakiin warbaahinta Maraykanka ayaa ku sheegay Devin Patrick Kelley oo 26 jir ah.

    Kelly ayaa la sheegay in laga eryay ciidammada cirka ee Maraykanka sannadkii 2014kii ka dib markii maxkamadda ciidammadu ay ku heshay in uu tacadi u gaystay xaaskiisa iyo ilmo oo uu dhalay. Ma cadda waxa ku qaaday weerarkan.

    tacsi loo sameeyay dadkii kiniisadda lagu laayay
    Tacsi loo sameeyay dadkii kiniisadda lagu laayay

    Freeman Martin oo ah madaxa waaxda ammaanka shacabka ee gobolka ayaa sheegay in qofka weerarka gaystay uu xirnaa dhar madaw iyo qalabka xabbadaha difaaca.

    Markii uu ka tagay kiniisadda qof ka mid ah dadka deegaanka ayaa qorigigiisii la so baxay oo rasaas ku furay ninka laga shakisan yahay kaas oo markii dambe qorigiisii tuuray gaarina ku baxsaday.

    Devin Patrick Kelley (pictured) walked into the First Baptist Church of Sutherland Springs, dressed in full combat gear, and began shooting, according to local law enforcement sources
    Devin Patrick Kelley

    Qofkii deegaanka ahaa ayaa sii eryaday qofka laga shakisan yahay kaas oo markii dambe shil ku galay Guadalupe County. 

    Booliiska ayaa helay ninkii dadka laayay oo mayd ah oo ku dhex jira gaarigiisa, balse ma cadda in uu u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaastii uu ninka deegaanku ku furay iyo in uu u geeriyooday dhaawacyadii ka soo gaaray shilka.

    Badhasaabka gobolka Texas ayaa xaqiijiyay tirade dhimashada wuxuuna sheegay in ay tahay toogashadii ugu khasaaraha badnayd ee taariikhda gobolka.

    Local residents and family members of the victims gathered for a candlelight vigil outside the First Baptist Church of Sutherland Springs on Sunday evening 

    Devin Patrick Kelley Sutherland Springs Texas US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHoggaamiyaha kooxda Daacish ee Soomaaliya oo ka badbaaday Duqeyntii Mareyanka
    Next Article Madaxda Maamul Goboleedyada oo maanta iska xaadiriyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo