Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Wareysigii ugu horeeyay oo lala yeeshay Sheekh Xasan Daahir Aweys [Sawirro iyo Warbixin]

    Wareysigii ugu horeeyay oo lala yeeshay Sheekh Xasan Daahir Aweys [Sawirro iyo Warbixin]

    March 10, 2017Updated:March 10, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wareysigan oo warbixin badan ay ku dhex jirto ayaa noqonaya markii ugu horeysay ee Sheekh Xasan Daahir uu wareysi siiyo saxaafadda ama loo ogolaado in saxafiyiin  uu la hadlo.

    Weriye Michelle Shephard oo dhinaca ammaanka uga soo warrantay jariirada Toronto Star ayaa la kulantay Sheekh Xasan Daahir, waxayna sheegtay in kulanka uu dhacay intii uu talada hayay madaxweyne Obama oo aan la dooran madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Xaaladda Xasan Daahir

    Sheekha Xasan Daahir oo ka mid ahaa hogaamiyeyaasha Alshabaab intii aanu naftiisa kala soo baxsan sanadkii 2013 ayaa ku jira liiska argagixisada Mareykanka iyo UN-ka waxaana uu hore u banneeyay dilka dadka shacabka ah iyo ciidamada dowladda.

    Xaaladda Xasan Daahir ayaa ah xabsi guri, wuxuu la nool yahay dhowr xaas iyo caruur gaareysa 28 qof. Wuxuu ka hadlay maxkamadihii islaamiga ahaa, Alshabab iyo sidii uu uga goostay kooxdii Alshabaab markii ay isku dhaceen hogaamiyahoodii Abu Zubeyr.

    Wareysiga ayaa ahaa fursad si gaara loo siiyay saxafiyadan sanadkii hore iyadoo heshiis lagula galay inaysan daabicin, xilligaas oo ay socdeen waanwaan lagu doonayo ina dowladda Qatar ay la wareegto Sheekh Xasan Daahir, taasoo markii dambe fashilantay.

    Xaaladda Sharci

    Saxafiyadda ayaa sheegeysa  in Sheekh Xasan  Daahir dowladu ka gaabsatay inay maxkamad soo taagto ama dil lagu xukumo, taasoo ay ugu wacan tahay beesha weyn ee Habargidir oo uu ka soo jeedo.

    Mowqifka Sheekh Xasan Daahir

    Wareysiga lala yeeshay Sheekh Xasan wuxuu ku difaacay wixii uu ku kacay xilligii uu Xisbul islaam iyo Alshabab ka mid ahaa, mar la weydiiyay sababta uu dhaleeceyn waayay dilka dadka rayidka ah ayuu sheegay in dagaalku noocaas yahay oo dadka aan waxba galabsan ay ku dhintaan. Xilliga dagaalku lagu jirayna aysan saamaxeyn in wax la kala sooco, dowladda ayuu sheegay inay iyaduba dad shacab ah disho.

     Sheekh Xasna Daahir & Alshabab

    Sheekh Xasan Daahir ayaa ku dooday inuusan ka mid ahayn Alshabab, laakiin uu ku xirnaa ama xiriir la lahaa. “Kama mid ahayn, laakiin waan taageeray… farqi ayaa u dhaxeeya inaad taageerto iyo inaad ka mid tahay.. waxay la dagaalmayeean caddowgeena, sidaas ayaan ku taageeray… falalkooda qaarkood lama qabin, kuma raacin..” ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir.


    Michelle Shephard / ka tirsan Toronto Star ayaa wareysiga la yeelatay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xabsi guri ugu jira dowladda Federaalka.
    Michelle Shephard
    Alshabab Michelle Shephard Top Toronto Star Wareysi Xasan Daahir Xasan Daahir
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa la gudboon Dowlad Goboleedka GalMudug..? (W/Q: Eng. Yarisow)
    Next Article KASHIFAAD: Madaxweyne Farmaajo oo 30,000 Doolar ugu deeqay Guddiga Abaaraha [Aaway Sooryadii Sacuudiga..?]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo