Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqaalaha dowladda fasaxday munaasbadda Ciidul fitriga ee fooda nagu soo heysa.
Qoraal ay soo saartay Wasaaradda ayey ku sheegtay in shaqaalaha dowladda ay fasax yihiin laba maalmood oo ku beegantay maalinta Jimcaha, sidaasina ciidul fitriga loo raray maalmaha Sabtida iyo Axadda