Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku dalbaneyso in ururada saxaafada iyo ururada bulshada ay soo gudbiyaan xubnihii uga mid noqon lahaa Guddiga Saxaafadda Soomaaliya oo ay u qabatay muddo 10 maalmood ah.
Qoraal uu ku saxiixnaa Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa lagu sheegay in lix saddex xubnood laga doonay inay soo xushaan ururada saxaafadda, haweenka iyo qareenada.
HOOS KA DAAWO QORAALKA WASIIR MAAREEYE
Wadani.com