Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Wasiir Beyle: “Ishii buktaay ku bikaacso..” Jawaab kulul oo ku socota Aqoonyahan & Siyaasiyiin dhaliilay.. (Daawo)

    Wasiir Beyle: “Ishii buktaay ku bikaacso..” Jawaab kulul oo ku socota Aqoonyahan & Siyaasiyiin dhaliilay.. (Daawo)

    March 21, 2020Updated:March 21, 20202 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa si kulul ugu jawaabay siyaasiyiin iyo aqoonyahnno fasiraad khaldan ka bixiyey hannaanka deyn cafinta ee Soomaaliya.

    Wasiir Beyle oo shir jaraa’id maanta ku qabtay xafiiskiisa ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey halka ay marayso deyn cafinta Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Soomaaliya ay buuxisay shuruudihii loo dhigay oo lagu bixiyey deymihii ay ku lahaayeen Bankiga Adduunka iyo Bankiga Hormurinta Afrika, iyado 25-ka bishan go’aan lagu dhaafayo deynta kasoo bixi doono deyntii Hay’adda IMF ee lacagt adduunka.

    “Ishii buktaay ku bikaacso lacagtii ay nagu lahayd Hay’adda IMF bishan 25-keeda ayaa la dhaafayaa.. waxaa jira hab lacagta lagu dhaafa oo dadka bowsada aanay fahmi karin. …Anigaa idin sheegaya ee i dhageysta dadka wax bowsada ee aan waxan fahmi karin.. Hab ayaa la sameeyay lacagta la inooga dhaafo, iyaguna aanay lacagtoodu ku waayin habkaasi waxaa la yiraahdaa: ‘Bridge Financing’ haddii aadan fahm karin wax akhriso…” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda oo si toos ah ula hadlayey Aqoonyahanno iyo siyaasiyiin wax ka sheegay deyn cafinta Soomaaliya oo ku dooday inaysan jirin wax deyn ah oo la cafiyey.

    Wasiir Beyle wuxuu caddeeyay inaysan dowladda Soomaaliya qaadan doonin wax deyn ah oo cusub, ayna been tahay wararka sheegaya in deynta loo cafinayo si deyn kale loo qaato; wuxuuna u sheegay dadka sida khaldan uga hadlaya deyn cafinta inay bartaan sida uu u shaqeeyo nidaamka deyn cafinta uu faahfaahin dheer ka bixiyey.

    Jawaabta Wasiir C/raxmaan Beyle ayaa si toos ah ugu socotay Aqoonyahanno iyo siyaasiyiin dhalilay deyn cafinta oo uu ugu horeeyo Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo muddooyinkii danbe baraha bulshada ku baahiyey inaysan jirin wax deyn ah oo Soomaaliya laga cafiyey.

    HOOS KA DAAWO

    Bridge Financing C/raxmaan Ducaale Bayle Deyn Cafinta Top Wasiir Beyle Xukuumada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Somalia oo si kumeelgaara u fasaxday Duulimaadyada Caalamiga ah (Akhriso sababta)
    Next Article Shirkadda Ethiopian Airlines oo joojisay inay tagto 30 dal oo Somalia ka mid tahay. (Akhriso Liiska)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo