Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 25
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Wasiir Beyle: “Ka naxow Nafta-waa’ dhaqaalaha nasoo gelaya macnuhu waa in Deyntii nagala cafiyey..”

    Wasiir Beyle: “Ka naxow Nafta-waa’ dhaqaalaha nasoo gelaya macnuhu waa in Deyntii nagala cafiyey..”

    October 2, 2021Updated:October 2, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta C/raxmaan Ducaalle Beyle oo Shirka jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay horumarka dhaqaalaha dalka, 0Ddoorashooyinka iyo maamulka dhaqaalaha Xilliga kala-guurka.

    “Runtii wixii dalalkii kale ku qaadan jiray 10 iyo 15 sano ayaan ku gaarnay 4 sano.. Ka naxow nafta-waa dhaqaalaha nasoo gelaya macnaheedu waxay tahay in Deyntii nagala cafiyey, waa nagula kalsoonaaday, sidaas darteed aya naloo ogolaaday boqolaal Milyan..” ayuu yiri Wasiirka Beyle oo sheegay in dalku meel wanaagsan marayo.

    Soomaaliya ayuu sheegay in lagu kalsoonaaday markii ay fulisay shuruudihii Hay’adda IMF iyo Baanka Adduunka, haddana ay tahay dal wax baraya dalalkii kale. “Waxaan idinku bishaareynayaa inaan nahay Dad adduunka la falgalay oo aduunku ku kalsoonaan karo; waxaan mareynaa heer maanta Soomaaliya la yiraahdo dalalka kale ee haray Soomaaliya ha caawiso..” ayuu yiri Wasiirka.

    “Waddamada anaga oo kale ah marka ay doorasho galayaan wax waliba waa laga joojiyaa, laakiin annaga waxaa nagala joojiyey kabkii Miisaaniyadda.. laakiin mashaariicdii waa socotaa..” ayuu yiri Wasiir Maaliyadda oo faahfaahin in Soomaaliya laga hirgelinayo mashaariic waaweyn.

    Wasiirka wuxuu sidoo kale sheegay jiritaanka mashruuca horumarinta dhaqaalaha iyo isku xirka wadamada Geeska Afrika oo ay ku jirto Soomaaliya, kaasi  oo ay ku baxayso 15 bilyan oo doolar oo badi loogu talagalay dhismaha waddooyinka.

    Wasiir Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle, ayaa  tilmaamay in ay wasaaradda Maaliyadda diyaarisay Qorshaha sida joogtaa loogu bixinayo mushaaraadka shaqaalaha, ciidanka iyo qarashaadka hey’adaha Dowladda ilaa bartamaha sanadka soo socda 2022.

    Wasiir Beyle xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaleeshiyada Ahlu Suna oo la wareegtay Degaan u dhow magaalada Dhuusamareeb
    Next Article Beesha Caalamka oo Dalab Culus u dirtay Farmaajo iyo Rooble (Wasaaradda Amniga iyo NISA waa inay..)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo