Sii-haya Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan dhaqangalka Manhajka Dugsiyada Sare oo maanta bilowday.
Wareegtada Wasiir Goodax ayaa lagu sheegay in Manhajka Qaranka ee Dugsiyada Sare uu yahay midka kaliya ee laga dhigi karo Dugsiyada, isla markaana xeerkan Xeerka Ansixinta iyo Dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare uu qasab ka dhigayo in sannad-dugsiyeedkan lagu dhigo dhammaan dugsiyada dalka.

HOOS KA AKHRISO