Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»Wasiir hore oo ka badbaaday isku day Dil loogu qorsheeyay Magaalada Baydhaba [Farriin uu soo diray]

    Wasiir hore oo ka badbaaday isku day Dil loogu qorsheeyay Magaalada Baydhaba [Farriin uu soo diray]

    November 6, 2017Updated:November 6, 20172 Mins Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirkii hore ee Howlaha Guud ee xukuumadda Soomaaliya Eng. Saalax Sheekh Cusmaan ayaa sheegay inuu ka badbaaday isku day oo loogu qorsheeyay magaalada Baydhaba.

    Wasiira Saalax ayaa ku eedeeyay inuu dilkiisa uu abaabulay wasiirka Amniga Maamulka K/Galbeed, ahna kusimaha madaxweynaha maamulkaasi Xuseen Xasan Eelaay, wuxuuna ku dooday in dilkiisa lagu soo beegay xilli uu mucaawino ka qeybin lahaa magaalada.

    Qoraal uu baraha bulshada soo dhigay Wasiir Saalax ayuu arrintan ku sheegay, inkastoo aanu soo bandhigay wax caddeymo, wuxuuse caddeeyay inuu dacwad ku soo oogi doono wasiirka.

    HOOS KA AKHRISO FARRIINTA WASIIRKA

    ISKU DAY DIL OO AAN KA BAD BAADAY!
    Maalmihii la soo dhaafay waxaa hawlo shaqo ku joogay Magaalada Baydhabo, ujeedada aan halkaan u imid ayaa ku saabsaneyd sidii aan ugu adeegi lahaa shacbigayga K/Galbeed, saacadihii la soo dhaafay waxaa Baydhabo iyo hareeraheeda ka da’ayay Roobab mahiigaan ah, damiir ahaan waxaan goostay sidii aan Gargaar ugu fidin lahaa dadka ay waxyeelada ka soo gaartey Roobabkaasi. Kaalmadii aan ugu tala galay inaan gaarsiiyo shacbiga reer Baydhabo waxaa maanta iga hor istaagay Wasiirka Amniga oo haatan ah ku magaacaban ku-simaha Madaxweynaha K/Galbeed Xasan Eelaay, ninkaasi ayaa ciidamo daacad u ah waxa uu ku amaray inay i Khaarijiyaan, Dilkayga ayaa la qorsheeyay in lagu soo beego waqtiga aan qeybinayo kaalmada aan u sido dadka masaakiinta ah. Xasan Eelaay ayaa askartiisa farey inay dharka Ciidamada iska dhigaan marka ay duulaanka sameynayaan si loo yiraahdo Wasiir Saalax Sheikh Cusmaan waxaa Dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, falkaan guracan ayaa ah mid ka soo horjeedo Dastuurka iyo Xuquuq Insaanka, Anigoo ka xun arintaasi ayaa ummadda Soomaliyeed waxaan u caddeynayaa inaan Sharciga iyo Maxkamadaha la tiigsan doono. Dulmi aan geed loogu soo ganban ayuu igula kacay Xasan Eelaay, waxaa nasiib daro ah inuu Aniga kaligey i soo bar tilmaameedsado, Siyaasiyiin badan oo aan la dhacsaneyn Maamulka K/Galbeed ayaa ku sugan Baydhabo, siyaasiyiintaasi ayaa looga baqayaa Qabiiladooda oo ku Hubaysan Magaalada Gudaheeda. Kaalmadii uu ninkaasi hor istaagay ayaa mar kale haddii uu Alle idmo waxaa Berri la gaarsiin doona shacbigii aan ugu talagalay, marnaba ma dhaceyso inay baqdin galiso falkaasi Waxashnimada ah, sharaf ayay ii tahay inaan u Geeriyoodo Anigoo u adeegayo dadkayga dhibaateysan, adduunka aan maanta ku nool nahay waa ka dhamaadey Kali Talisnimo, suurtagalna ma aha in shacabka K/Galbeed lagu dul hayo Nidaam aaney dooneynin, Isbadal waa inuu dhacaa si horumar loo gaarsiiyo ummadda ku nool deeganada K/Galbeed. MAHADSANIDIIN

     

    Baydhaba isku day dil K/Galbeed Wasiir Saalax
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAmiir ka tirsan Qoyska Boqortooyada Sacuudiga oo ku geeriyooday Shil Diyaaradeed
    Next Article Hoggaamiyaha kooxda Daacish ee Soomaaliya oo ka badbaaday Duqeyntii Mareyanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo