Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Wasiir Jamaal oo Dahar ka sheegay isku day looga hor istaagi lahaa Garowe “Dad Qowleysato ah ayaa…”

    Wasiir Jamaal oo Dahar ka sheegay isku day looga hor istaagi lahaa Garowe “Dad Qowleysato ah ayaa…”

    September 23, 2021Updated:September 23, 20211 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa galabta Maqribkii gaaray degaanka uu kasoo jeedo ee Dhahar, kadib markii uu maanta ka degay Garoonka magaalada Garowe.

    Isagoo lagu soo dhoweeyay magaalada Dahar ayuu wasiir jamaal sheegay inaysan ahayn arrin sahlan inay kasoo degaan garoonka Garowe oo ay qolyo isku dayeen inuusan Garowe tegin, arrintaasina ay go’aan ka qaadan doonaan, sida uu yiri.

    “Nooma sahlaneyn inaan Garowe Nimaadmo, qolyo ayaa isku dayey inaanan Garowe imaan, horena way noogu adkaatay inaan isu nimaadno. Waad maqasheen qolyaha isku dayey inaanu kulankeenu dhicin” ayuu yiri Wasiirka oo dadweyne soo dhoweeyay kula hadlay magaalada Dhahar.

    Wuxuu sheegay in wixii dhacay ay ka tashan doonaan, isla markaana uu Dhahar u tegay inuu arko qeybaha bulshada, ayna wadahadal yeeshaan, waxqabadkii hore mid ka weyn uu wado, ayna isku tashanayaan.

    “Waxyaabaha aad maqleysaan ee siyaasadda ah ee dhacaya qabiil maaha, reer maaha waa wax shaqsiyaad, siyaasiyiin iyo Dad qowleysato ah wataan..” ayuu yiri Wasiir Jamaal oo dadka reer Dhahar ugu baaqay inay nabadooda ilaashadaan.

    Maanta ayey ahayd markii la sheegay in dad Garoonka Garowe kusoo dhoweyn lahaa laga hor istaagay wasiirka, laakin mas’uuliyiinta Puntland ayaa sheegay inaysan arrintaasi jirin oo uu wasiirku xaalad abuur ahaan u faafiyey.

    Garowe Jamaal Maxamed Xasan Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWebsite-kii Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya oo la jabsaday, kadibna hawada laga…
    Next Article XOG: Wadahadalladii ugu adkaa ee dhinacyada Farmaajo iyo Rooble oo la isku mari waayey (Faahfaahin)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo