Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»Wasiir ka tirsan Puntland oo shaaciyay inuu ku dhacay Cudurka Covid-19 & Xaaladiisa

    Wasiir ka tirsan Puntland oo shaaciyay inuu ku dhacay Cudurka Covid-19 & Xaaladiisa

    May 10, 2020Updated:May 11, 20202 Mins Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo maamul Goboleedka Puntland uu dhowaan sheegay in qaar ka mida Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka laga helay cudurka Covid-19 ayaa wasiirkii ugu horeeyay uu shaacyey inuu cudurkaasi haleelay.

    Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland Cabdullaahi Cabdi Xersi ayaa shaaciyay inuu ku dhacay Cudurka Covid-19, isla markaana uu xilligan aad u wanaagsan yahay oo uu ka soo kabtay Qandho iyo xanuun daran uu dareemay maalmihii la soo dhaafay.

    “Akhyaarta sharafta waan idin salmay. Waxaa igu dhacay Covid19. waana ladanahay hadda. Qandho iyo wareer baa iigu darnaa maamahii lasoo dhaafay. Aad baa u fiicanahay hadda” ayuu yiri Wasiirka oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook

    Wasiirku wuxuu intaas ku daray inuu Gurigiisa isku karantiilay markii laga helay cudurka Covid-19, isagoo aan cidna is arag, isagoo guriga joogi doona muddo 14 Maalmood ah.

    HOOS KA AKHRISO FARRIINTA WASIIRKA

    ASC.. Akhyaarta sharafta waan idin salAmay. Waxaa igu dhacay Covid19. waana ladanahay hadda. Qandho iyo wareer baa iigu darnaa maamahii lasoo dhaafay. Aad baa u fiicanahay hadda.waxaan isku xanibay guriga cidna isma aragano, meel umma baxo.

    Si anan dadkale u qaadsin, Waxaan Xanibaadda ahaan doonaa muddo 14 beri ah gurigaan joogi doonaa Insha alla.waxaan soo jeedin lahaa in qofkii xanuunsada uusan gurigiisa dhaafin. Hadii qofkaas Covid19 ku dhacay caafimaad dareemayo, waxaa jira dad waayeel ah iyo dad xanuuno kale qabay oo aan u adkaysan karin Covi19.

    Dadkaas jiro ha u geeynin Gurigaaga joog. Qofkii callamadaha isku arka, ha is baaro. Qofkii Xanuunka laga helo, gurigiisa hajoogo inta markale laga xaqii jinaayo in cudurka ka baxay. Talooyinka bahda caafimaadka hala qaato.Waxaan idiin rajaynayaa caafimaad iyo bad qab.

    Qadarin Abdullahi Abdi

    Corona Virus Puntland Top Wasiirka Ganacsiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShacab Reer Muqdisho ah oo Gacanta ku dhigay Dabley Alshabaab oo isku day Dil geystay.. (Sawirro)
    Next Article Silvia Romano: Haweeneydii lagu afduubtay Somaliya oo qaadatay Diinta Islaamka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo