Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Wasiir kashifay in Villa Somalia Miiska u saaran tahay in talada Dalka lagu wareejiyo Alshabaab!

    Wasiir kashifay in Villa Somalia Miiska u saaran tahay in talada Dalka lagu wareejiyo Alshabaab!

    April 6, 2022Updated:April 6, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiir Al-cadaalla oo caddeeyay in Dhagar ka weyn inta la maleyn karo loo maleegayo Soomaaliya si aysan Doorashada Nabad ugu dhammaan

    Wasiir ku xigeenka warfaafinta xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan  Yuusuf Cumar Alcaddaala ayaa markii ugu horeysay ka hadlay halista uu dalku wajahayo xilligan iyo caqabbadaha waaweyn ee ku wareegsan Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

    Wasiir Al-caddaala oo ka hadlay dood Twitter Space ka dhacday oo xalay ay ka qeyb galeen siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ayaa sheegay in arrimo badan oo mudnaa in wax laga qabto ama tallaabo laga qabtay uu Ra’isal wasaaraha uga wareegayo xaaladda dalka iyo waxa ka dhalan kara, isla markaana aysan wax kasta sheegi karin si aan umadda loo niyad jebin.

    Arrinta ugu weyn ee uu soo hadal qaaday Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, ayaa ah in xafiiska ugu sareeya dalka ‘Madaxtooyada’ miiska lasoo saaray in talada dalka lagu wareejiyo Alshabaab, ayna jiraan xoogag gudaha iyo dibadda ah oo kala shaqeynaya.

    “Xaqiiqo badan oo munaasib ahayn in la sheego ayaa jira.. Arrin ka mida xaaladaha miiska saaran waa in Soomaaliya ay ka dhacdo xaalad ka mida sida ka dhacday Afghaistan oo ah in talada dalka lagu wareejiyo Alshabaab; Arintaasina kaliya kama socoto Dadka Soomaalida, ee dibada ayaa laga wadaa” ayuu yiri Wasiir Al-cadaalla oo sheegay in ujeedka la doonayo in af iyo gaca o hortaagan yahay Doorashada ay taas tahay.

    wuxuu intaas raaciyey in Qorshaha la doonayo in argixisada Alshabaab lagu wareejiyo dowladnimada lagu soo qaaday heerka ugu sareeya dowladda oo saaran miiska, laguna soo hadal qaaday dowladda Soomaaliya, taasina ay tahay dariiqa loo leexiyo dowladnimada Soomaaliya.

    Al-cadaalla oo dhinaca kale ka hadlay sababta loo hakiyey afarta kursi oo uu ka mid yahay kursiga uu kusoo baxay Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin ayaa sheegay in kuraastaasi si sharci darro loo qabtay, iyadoo ay joojiyeen guddiga FEIT ee aysan jirin sabab shaqsi ah.

    “Haddii inta la dhinac maro guddiga FEIT, SEIT iyo guddiga xallinta khilaafaadka oo Baarlamaanka lagu gelayo Qori, hadde annagu maxaan bannaanka u joognaa?, idinku maxaad bannaanka u joogtaan?” ayuu yiri wasiir Al-caddaala oo ka fal celiyey inay dhici karto in awood loo adeegsado khilaafka kuraastaasi.

    Al-cadaala Alshabab Fahad Yaasiin Farmaajo Rooble
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Kursigii ay ku fadhiday Xildhibaan Marxuum Aamina Max’ed iyo Xaaladda ku wareegsan
    Next Article Guddiga Doorashada Federaalka oo Go’aamiyey in loogu noqdo Afarta kursi ee la joojiyey

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo