Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Wasiir kashifay Mas’uulkii ka danbeeyay in 6 Bilood ka hor la magacaabo Guddiga Qabanqaabada Xuska maalmaha Xoriyadda..

    Wasiir kashifay Mas’uulkii ka danbeeyay in 6 Bilood ka hor la magacaabo Guddiga Qabanqaabada Xuska maalmaha Xoriyadda..

    January 7, 2020Updated:January 8, 20202 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddi uu Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre u magacaabay qabanqaabada maalmaha xoriyadda muddo lix biood ah ka harsan tahay ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyay, iyadoo guddoomiyaha Guddiga uu kashifay cidda lahayd in la magacaabo xilligan Guddiga.

    Guddoomiyaha Guddiga oo ah wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in xilligan oo ah lix bilood ka hor maalmaha xoriyadda in la magacaabo Guddiga qabanqaabad ay ahayd aragtida Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dalbaday in sanadkan uu ahaado mid gaara.

    xubnaha Guddiga qabanqaabada 60 guurada xoriyadda Soomaaliyeed in sanadkan uu leeyahay calaamado badan sida inuu yahay 60 guuro oo ah xilli taariikh calaamad qaangaar ah, iyadoo qaranka Soomaaliyeed 60 sano jirsanayo.

    Wuxuu kaloo sheegay wasiir maareeye inay tahay 20 guurada markii dib loo asaasay dowladnimada Soomaaliya laga soo bilaabo shirkii Carte, wuxuuna intaas ku daray in sanadkan ay dowladda Soomaaliya u calaamadeysay sanadkiih horumarka iyo rajo soo celinta.

    Guddigan oo dood badan ka dhaliyey baraha bulshada ayna si weyn u cambaareeyeen siyaasiyiin iyo aqoonyahano oo ku tilmaamay mid calaamad u ah inaysan xukuumadda hadda jirta lahayna qorshe cad ayaa difaacay sababta munaasabad ay ka harsan tahay 6 bilood ku dhowaad loogu sameeyay Guddi qabanqaabo, taasoo ah arrin aan hore u dhicin.

    Madaxweyne Farmaajo oo doonaya in dib loo doorto ayaa ku mashquulsan arrimo aan ahayn kuwii ugu muhiimsanaa ee laga sugayey dowladiisa, wuxuuna xoogga saaray dabaaldegyo, xaflado, taallooyin ka la dhisayo iyo barnaamijka is-xilqaan, iyadoo xaaladda amniga dalka ay meel halis ah gaartay, isla markaana arrimihii loo igmaday sida Dhameystirka Dastuurka, Doorasho Qof iyo Cod ah, Garsoorka iyo Siyaasadda aan wax weyn laga qaban.

    Guddi Madaxweyne Farmaajo Top Wasiir Maareeye Xuska xoriyadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxay ahayd Farriintii uu la dhintay Gen. Qasim Suleymani ee Dowladda Iiraan u dirtay Sacuudiga?
    Next Article Iiraan oo ku hanjabtay inay duqeyn doonto magaalooyinka Imaaraadka iyo Israa’iil haddii Mareykanku weerarro..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo