Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa sheegay
in si cadaalad ah loo maamulay raashinkii mucaawinada ahaa ee laga helay dalka Turkiga, loona qeybiyay dhammaan maamulada dalka.
Isagoo ka hadlayay warar laga faafiyay inuu qaatay muwaaniwadii Turkiga ayuu sheegay in kuwo uu isagu u diiday inuu u saxiixo waraaqo ay mucaawino ku qaataan ay warbaahinta u geliyeen inuu rartay raashinkii mucaawninada, taasoo uu sheegay in aakhiro la weydiin doono.
DHAGEYSO WASIIRÂ ODOWAA
Wadani.com