Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa Xilkii looga qaaday Guddoomiyaha degmada Waabari Xaawo-kiin Maxamuud Cali.
Waxaa kaloo guddoomiyaha Degmada Waaberi loo magacaabay Xuseen Axmed Culusow, kadib markii uu talo soo jeedin sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yusuuf Xsueen Jimcaale.
Xilka ka qaadista Guddoomiye Xaawo-kiin ayaa imaaneysa iyadoo dhowaan u tartantay xilka aqalka hoose ee beesheeda oo looga guuleystay, waxayna kasoo horjeedaa Go’aankii madaxweyne Xasan Sheekh ku joojiyay in xil ka qaadis iyo dalacsiin la sameeyo xilliga kala guurka ah.
Hoose ka Akhriso laba wareegto