Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Wasiir Xamza: “Wasaaradda Isboortiga waxaan ugu tegay iyadoo Guri ku shaqeysa oo shaqalaha Lacag iska qaataan..”

    Wasiir Xamza: “Wasaaradda Isboortiga waxaan ugu tegay iyadoo Guri ku shaqeysa oo shaqalaha Lacag iska qaataan..”

    July 13, 2021Updated:July 14, 20212 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xamsa Siciid Xamza ayaa ka hadlay xaaladii ay ku sugneyd Wasaaraddii Dhalinyarada iyo Isbooriga markii uu xilka la wareegay aakhirkii bishii Oktoobar 2018.

    ”Waxaan la wareegay xilka Wasaraadda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyadoo aan lahayn Xafiis aan subixii u shaqo tago, waxaan ugu tagay iyadoo shaqaalaha Wasaarada sanad iyo bar ilaa laba sano fasax isaga jiray mushaarna qaadanayey iyagoo gurigooda jooga” ayuu yiri Wasiir Xamza

    Wasiirka Dhalinyaradda iyo Isboortiga oo xeritaanka Shirka Wadatashiga siyaasadda Qaran ee dhallinyarada ayaa faallo ka bixiyey shaqada uu ka qabtay Wasaaradda iyo wasaaradii ka horeysay ee Gargaarka oo uu ku wareejiyey Khadiijo Maxamed Diiriye.

    “Markaan imid saddex bilood waxay igu qaadatay inaan Wasaaradii inaan isu keeno, xafiis u raadiyo, shaqaalihii soo noqdaan, lagu shaqo bilaabo, waxay noqotay inaan eber ka bilowno.. Hadda wasaaradda waa socod barad, haddana dhisme ayaaba ka socda..” ayuu yiri Wasiir Xamza oo warkiisu ku socday sidii ay wasaaradda u maamuleysay Khadiijo Diiriye

    Jawaab ay daqiiqado kadib ka bixisay warka Wasiir Xamza ayey Wasiirkii hore ee Dhalinyarada iyo Istoortiga Khadiijo Maxamed Diiriye ku dooday in xarunta Wasaaradda ay dhibaato kasoo gaareen qaraxyo, kadibna shaqaalaha loo fasaxay inay guryahooda ku shaqeeyaan.

    “War-Dowladeed warqaduu ku-yaalaa… Wasiir Xamze waxaad ka mid aheyd golihii wasiiradda ee aqbalay fasaxa shaqaallaha wasaaradda ee weydii gudigaaga anshaxa iyo kan gob-shaqo ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XJFS.” ayey tiri Khadiijo Diiriye.

    Mar kale ayey Wasiirad Khadiija isku difaacday weerar ay ku qaaday Wasiir Xamza, iyadoo ku eedeysay inuu weli heysto Gaarigii Wasaaradda uu wareejiyey. “28-OCT/2021 ayuu igu wareejiyay xilka Wasaaradda Gargaarka iyo MM XJFS ilaa haddana wuxuu heystaa gaarigii hantida wasaaradda lagu iibiyay, weliba iyadoo uu amar ku bixiyey Hanti-dhowraha guud ee Qaranka inuu soo celiyo ilaa iyo haddana lagama haayo. Hanti Qarana waligeey la iguma eedeyn”.

    Is-difaaca Wasiir Khadiija ee degdeg ah ayaa bannaanka keenay maamul xumida wasiiradan oo inta badan ka mid ahayd xukumadihii isaga danbeeyay dalka.

    Isboortiga Khadiijo Maxamed Diiriye Top Wasiir Xamza
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Erdogan: “Turkigu wuxuu Qarka u saaran yahay inuu ka mid noqdo dalalka ugu waaweyn Dunida”
    Next Article Dowlada Federaalka oo War kasoo saartay Dilka iyo Boobka Soomaalida loogu geystay Koonfur Afrika

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo