Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Wasiirada Arrimaha Dibadda IGAD oo ka hadlay xaaladda Doorashada Soomaaliya iyo Bayaan kasoo baxay

    Wasiirada Arrimaha Dibadda IGAD oo ka hadlay xaaladda Doorashada Soomaaliya iyo Bayaan kasoo baxay

    June 25, 2021Updated:June 25, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email


    Wasiirrada Arrimaha dibadda dalalka IGAD ayaa kulankooda 72-aad ee Caadiga ahaa Khadka Internetka ku yeeshay 24-kii June 2021, wxaana guddoomisay Dr. Mariam Al-Sadig Al-Mahdi oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Suudaan.

    Shirka waxaa looga hadlay xaaladda gobolka sida: Geeddi-socodka Nabadda Koonfurta Suudaan, xaaladda COVID-19, Doorashooyinka Soomaaliya iyo dadaaladda xalka waara ee qaxootiga iyo barakacayaasha Suudaan iyo Koonfurta Suudaan.

    Arrimaha Soomaaliya ayey Wasiirku bogaadiyeen madaxda Soomaalida, hoggaamiyaasha shanta Dowlad goboleed iyo musharixiinta inay gaareen is-afgarad lagu soo afjaray khilaafkii mudada dheer soo jiitamayey isla markaana loo jeexay khariidad loo maro Doorashada madaxweynaha iyo tan baarlamaanka Soomaaliya;

    Wasiirada IGAD waxay soo dhoweeyeen natiijooyinka taariikhiga ah ee ka soo baxday wadahadalkii ay hormuudka ka ahayd Soomaalidaa ee Doorashooyinka, waxayna dib u xaqiijiyeen taageerada Doorasho loo wada dhan yahay oo lagu kalsoonaan karo iyadoo lagu saleynayo heshiisyadii 17-kii Sebtember 2020 iyo 27-kii Maajo 2021;

    Waxay taageero buuxda fidiyeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble iyo dhammaan dhinacyada siyaasadda Soomaaliya;

    Wasiirada Arrimaha dibadda IGAD waxay ugu baaqeen Beesha Caalamka inay siiso Soomaaliya wixii farsamo iyo dhaqaale ee lagama maarmaanka u ah hirgelinta Heshiisyada iyo qabashada doorashooyinka; iyo inay IGAD, AU, UN iyo beesha caalamka inay sii laba laabaan dadaalkooda wadajirka ah ee lagu taageerayo dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabab.

    Wasiirada shirka ka qey galay waxay kala ajaayeen: Maxamuud Cali Yuusuf, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Jabuuti; Amb. Birtukan Ayano, Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ee Federaalka Itoobiya; Ababu Namwamba, Xoghayaha Maamulka Sare ee Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Kenya; Maxamed Cabdirisaaq, Wasiirka Arrimaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya; Amb. Beatrice Khamisa Wani, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Koonfurta Suudaan; iyo Lt. Gen. Odongo Jeje Abubaker Haji, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Jamhuuriyadda Uganda.

    Doorashada IGAD Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKoox hubeysan oo Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska ku Dishay Magaalada Muqdisho (Faahfaahin)
    Next Article Nin Somali ah oo Weerar Mindi loo adeegsaday ku qaaday Dad ku sugnaa magaalo ku taalla Germany..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo